Aqoon yahan Jiir ayaa Shaaca Ka Qaaday In Taladii Dalku u Gacan Gashay Kooxo Maafiyo iyo Haweeno , Kuna Baaqay In Dalka Talo Qaran Lagu Badbaadiyo.

0
Wednesday June 26, 2013 - 16:43:55 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoon yahan Jiir ayaa Shaaca Ka Qaaday In Taladii Dalku u Gacan Gashay Kooxo Maafiyo iyo Haweeno , Kuna Baaqay In Dalka Talo Qaran Lagu Badbaadiyo.

    Qalinkii:Aqoon yahan jiir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinkii:Aqoon yahan jiir Tan iyo markii uu siilaanyo talada dalka uu qabsaday ayaa waxa soo if baxayay in taladii madaxweyne siilaanyo ay faraha ka baxday ka dib markii xaalada madaxweyne siilaanyo ay soo foodsaartay gabow,taasi oo keentay in taladii dalku ka wareegto madaxweyne siilaanyo una wareegto kooxo maafiyo ah oo iskugu jira wadaado,danaystayaal hantida umada boobaya iyo koox haween ah.

Hadaba waxaan jecelaany in aan akhristayaasha u iftiimiyo dhailiilaha waaweyn ee siilaanyo iyo waxa u daliil ah in siilaanyo taladisii faraah ka baxday.

Hadaba iyada oo ay soo if baxday sida uu siilaanyo qabyaaladu ay u madax martay ayaa waxa xalay soo baxday digreeto dhan ka raran oo xanbaarsan eeris,magacaabis iyo isku bedel ,hadaba marka la is tul tdaago wareegtadaasiw axaa ka maqan wasiiradii beeshisii oo aan haaba yaraatee uusan siilaanyo taaban,iyada oo shacabka ree

Somaliland uu siilaanyo u muujiyey sida uu diyaarka ugu yahay ku dhaqanka qabyaalada iyo nin jecleysiga ,waxa kale oo soo baxday inay cadaatay in siilaanyo taladii dlaku ay farahiisa ka baxday oo ay gacanta u gashay Kooxo Maafiyo iyo Haweeno , Kuna Baaqay In Dalka Talo Qaran Lagu Badbaadiyo.

Sidasi daraadeed waxa muhiim ah in umada Somaliland il dheer ku eegto sida dalkii Somaliland uu u dayacan yahan ee ay u maamulyaan kooxahan ee la garanayn taariikhdooda iyo xidhiidhka ay la leeyihii kooxaha islaamiga ah, hadana waxaan ugu baqayaa umada Somaliland inay iskugu timaado shir talo qaran ah oo lagu badbadinayo dalka

Somaliland oo loo soo maray dhibaato badan,markaa madaama uu

siilanyo ku fashilmay hogaamintii dalka waa waajib in laga tashadaa.

Waxa kale oo aan ku baaqayaan in shacabka reer Somaliland oo deris la noqday maamul xumo iyo qabyaaalda uu siilaanyo ku beeray ay iskugu soo baxaan mudaharaado balaadhan oo lagu rido maamulka fashilmay ee uu hogaamiyo siilaanyo.

Akhristayaal hadii aad u fiirsataan taariikhda uu leeyahay wiilka yar ee hada ilaa hada malaha wiilkaasi xirsi taariikh wnaagsan oo uu dalka ka mudaystay marka lag reebo isagoo ahaan jiray maareeyaha somtel ,iyada oo markii uu fadhiisiyay shirkadaasi laga eryay,waxa kale oo uu ahaa xubni ka mid ahaa komsihankii doorashooyinka xiligii dawladii rayale markaasi oo uu khalkhal ku riday dhamaan xubnihii komishanka,inta ka dibna wuu iska casilay oo wasiirkii hore ee arimaha gudaha ayaa ku tilmaamay in uu ka mid yahay xirsi ururarda xag jirka ah.

Wax yaabaah kale ee aad maamulkan siilaanyo kaga yaabayso waxa ka mid ah iyada oo wiil yar oo dhaqan celis dalka loo keenay u furtay wargeys uu umada karaamada iyo sharafta leh lagu caayo isla markaana laguy musuq maasuqo xoolaha umada, waayo wiilkan yari taariikhdisii hore ayaa ahayd in uu aabihii ka galay danbi waayo aabihii oo makhaayad ku haysan jiray burco ayuu odhan jiray isaga oo la ahdlaya asxaabtiisa kaalaya oo aynu ka soo xarabaysano cunte macaane.

Qalinkii:Aqoon yahan jiir

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured