Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?

0
Wednesday June 26, 2013 - 14:50:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?

    Waxaa maalintii shalayto layaab ku noqotay shacabka Somaliland, Markii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maalintii shalayto layaab ku noqotay shacabka Somaliland, Markii

Waxaa maalintii shalayto layaab ku noqotay shacabka Somaliland,

Markii goor saq-dheexa ah uu madax-wayne siilaanyo soo saaray digreeto uu ku seeleelay taasoo dad uu islaha xilka ak qaad uu magacaabay wasiiro aan uu qalmi xilka laguula dul-kufay.siidaas daradeed waxaa ayaan-daro ak ninka lagu magacaabo mr cukuuse in uu yahay mid ka aradan milgo uu yeesho qofka wasiir ka noqoonayaa dalka waayo mr cukuuse waa masuul ka araadan anshaxa iyo asluubka dadnimo,

Bal eeg wakhtii hore oo u ka shaqaynaayay qaadka inaa af-diinle qiiso laga xiishoodo weye balse waxaa uu yahay midka mar-waalba ku suntan anshax xuumo waxaan xasuusta wakhtii hore oo marxuum cigaal ku yidhi adeer dadka illahay sidooda ka dhig amaa siidaada ka dhig” waayo waxaa uu ogaa anshaxa cukuuse

Kaba qaadnimadiisa”

Hadaba sidaa ay-no sheegeen dad uu dhow-dhow madaxtooyada waxaa cukuuse xilka loma wadii balse waxaa jirtay isku shandhaytu marka soo baxday in uu beddelay af-hayeenku lama hubo balse waacaqli gal markay shalaytoba soo baxday ayaa waxaa uu cukuuse inta uu cararay tagay deegaanka uu isleeyey waad matasha dabeeto waxaa uu soo galay hotel dalxiis waxaa damaashad ku bixiiyay Hantidaa qaranka.

Inkaasto oo ay ayoo la”an tahay xukuumadda siilaanyo hadana maha masuulkani mid kasoo bixii kara xilka lo magacaabay:

Waxaa jirta maah-maah soomaaliyeed oo tidhahda reer aan ogaay ma guuro

Kaga darane cukuuse miyaanu ahayn ki caayi jiiray sodaha

Iyo marwoyinka la qaabo

Isla markaana waa ayaan-daro haysata shacabka Somaliland

Kuse isagoo masuulka ahaa xukuumada siilaanyo ayuu hadana kaga sheekay-jiray mar-fish yada suuqa sirta madaxtooyada isla marakaan waxaan ogaa maalin uu meelkaga shekeynaayay isla markaana waxaa igu soo duulay

Madax-wayne siilaanyo waa geesi lakiin hadaa walaal waa uu gaboobay

Ee haloo dul-qaato ma hubo in uu sakhransana iyo in kale

Waayo waxaa uu caado ah sharabka lo yaqaan wiskiga khatarta ah “

Gabogabadii

Waxaa ayaan daro ah markii geela lo diray ninkii maqasha dayacay lasoco…..

Qallikii Cabdi casiis Bashiir Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured