Akhriso Liiska Gobolada Kasoo Jeedan Wasiirada Cusub Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Liiskoo Dhamaystiran Waxaad Ka Heleysa Xogreebnews.com"

0
Tuesday June 25, 2013 - 21:28:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Liiska Gobolada Kasoo Jeedan Wasiirada Cusub Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Liiskoo Dhamaystiran Waxaad Ka Heleysa Xogreebnews.com"

    Hargeisa(xogreebnews.com)Halkan Akhrista Golaha Wasiirada Cusub Xukummada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com)Halkan Akhrista Golaha Wasiirada Cusub Xukummada
Hargeisa(xogreebnews.com)Halkan Akhrista Golaha Wasiirada Cusub Xukummada Somaliland,Xalay Madaxweyne Siilaanyo magacaabay,Deeganaday u dhasheen,Anagoo aan uga jeedin qabiil iyo qabyaladda hadan waa muhiim in la ogaado masuulka deegankiisa sii loola socodsiiyo baahida deegaanka,afeef naga reeban qabiil iyo qabyaaladii.

S/No. Title-ka Magaca
1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis ,Waqooyiga,hargeisa
2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade,Bariga,hargeysa,new hargeisa

3. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare,daad madheedh,xaaji saalax
4. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax (Buureed),Badhan,dhahar
5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal,boorama,qulunjeed
6. Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cabdi Kaahin,sayllac
7. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ,Aaden Axmed Warsame,Boorama,baki
8. Wasiirka Wasaaradda Biyaha Xuseen Maxamed Cabdille,Galbeedka,ceerigaabo
9. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees, KOOFURTA.Hargeisa
10. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL Cali Maxamuud ,Axmed (Sandule),SOOL,Yagoori
11. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Axmed Nuur Faahiye,Sanaag,Gar’adag
12. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Xasan Daahir Dhinbiil.Borama
13. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar,Burco,bariga burco
14. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Shugri Xariir Ismaaciil,Hawd.baligubadle
15. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir,Sool,adhicadeeye
16. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdi Daahir Camuud,Hargeisa,sayla bari
17. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir,daad madheedh,oodweyne



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured