Hayado Wareegtada isku-shaandheynta Golaha xukumada Siilanyo galaafatey iyo Wasaarado cusub oo soo kordhay!.

0
Tuesday June 25, 2013 - 19:41:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hayado Wareegtada isku-shaandheynta Golaha xukumada Siilanyo galaafatey iyo Wasaarado cusub oo soo kordhay!.

    Hargeisa-(xogreebnews.com Wareegtadii Madaxweyne Siilanyo soo saaray xalay niskii danbe ee isku shaandheynta, magacaabista iyo xilka qaadista golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com Wareegtadii Madaxweyne Siilanyo soo saaray xalay niskii danbe ee isku shaandheynta, magacaabista iyo xilka qaadista golaha Hargeisa-(xogreebnews.com Wareegtadii Madaxweyne Siilanyo soo saaray xalay niskii danbe ee isku shaandheynta, magacaabista iyo xilka qaadista golaha xukumadiisa xanbaarsanayd ayaa waxaa ku cad dhawr wasaaradood oo cusub oo Madaxweyne siilanyo soo kordhiyey.



Wasaaradaha cusub ee uu Siilanyo soo kordhiyey waxaa ka mida wasaarada xidhiidhka Golayaasha,cilmibaadhista iyo tiknoolojiyada,Sidoo kale wasaarada Biyaha oo laga soo rifay wasaarada macdanta,Biyaha iyo tamarata. Sidoo kale ayaa wasaarada Ganacsiga lagu daray Xafiis cusub magaceedana loo bixiyey wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga.


Geesta kale waxaa meesha ka baxay dhawr Hayadood oo dawli ah balse ka madaxbanaanaa wasaaradaha hase yeeshee si toosa u hoos tegi jiray Wasiirka Madaxtooyada balse hadda la sameeyay wasaarado ay hoos tegi doonaan ,waxaana hayadahaas ka mid ah Hayada ICT-ga iyo Xafiiska siyaasada iyo xidhiidhka golayaasha oo labadooduba noqon doonaan waaxyo ka tirsan ama hoostaga wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo Teknoolojiyada.

xogreebnews.com-

Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured