Siilaanyo Oo Ku Guuldareystay Codsi Uu U Direy Madaxweynaha Somalia Oo Ahaa In Wakiilka S/Land ee Nairobi(Maxamuud Cabdilahi Jaamac Sifir)Loo Magacaabo Safiirka Somaliya ee USA iyo UN-ka.–

0
Sunday June 23, 2013 - 19:02:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyo Oo Ku Guuldareystay Codsi Uu U Direy Madaxweynaha Somalia Oo Ahaa In Wakiilka S/Land ee Nairobi(Maxamuud Cabdilahi Jaamac Sifir)Loo Magacaabo Safiirka Somaliya ee USA iyo UN-ka.–

    Warar xogogaala oo laga helayo xaruunta looga arrimiyo Dawlada Fadaraalka ah ee somaliya ee( Villa Somaliya),ayaa sheegay in Madaxweyne Siilanyo todobaadkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar xogogaala oo laga helayo xaruunta looga arrimiyo Dawlada Fadaraalka ah ee somaliya ee( Villa Somaliya),ayaa sheegay in Madaxweyne Siilanyo todobaadkii

Warar xogogaala oo laga helayo xaruunta looga arrimiyo Dawlada Fadaraalka ah ee somaliya ee( Villa Somaliya),ayaa sheegay in Madaxweyne Siilanyo todobaadkii hore khadka telifoonka kula xidhiidhay Madaxweynaha Somaliya isagoo weydiistay In Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya(Maxamuud Cabdilahi Sifir) loo magacaabo Safiirka Dawlada fadaraalka ah ee somaliya u fadhiyi doona Cariga Maraykanka(USA) iyo Qaramada midoobay(UN-ka).

Balse waxaa wararku sheegayaan in Madaxweynaha Somaliya u sheegay Siilaanyo in ay jagadaasi u magacaabayaan shakhsi kale oo si fiican ula soo shaqeeyey dawalada fadaraalka ah oo ah ninka layiraahdo( Jabriil Ibrahim Cabdulle),sidaasi darteedna aanaan xiligan la joogo jagadaasi u magacaabayn Mr Sifir,balse aan mustaqbalka ka fiirsan doono.

Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya( Sifir) ayaa maalmahan olole ugu jirey sidii uu jagadaasi u heli lahaa oo uu marlabaadna ugu digo rogan lahaa dhinaca dawlada fadaraalka ah ee somaliya

Somalilandcitizen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured