Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir ayaa ku Baaqay In Dadka Xabsiyada Somaliland Ku Jira Loo Gurmado.

0
Sunday June 23, 2013 - 18:59:13 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir ayaa ku Baaqay In Dadka Xabsiyada Somaliland Ku Jira Loo Gurmado.

    Akhriste weli ma tegtay xabiyada somaliland iyo sida ay xaaladoodu tahay dadka ku jira xabsiyada iyo sida ay u dayacan yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriste weli ma tegtay xabiyada somaliland iyo sida ay xaaladoodu tahay dadka ku jira xabsiyada iyo sida ay u dayacan yihiin

Akhriste weli ma tegtay xabiyada somaliland iyo sida ay xaaladoodu tahay dadka ku jira xabsiyada iyo sida ay u dayacan yihiin dadkaasi,iyada oo ay jirto in dadkaasi mushkliladaa ugu waaweyn ee aystaa ay ka mid tahay.

1:iyagon helin wax daryeel ah kaasi oo lagu taageerayo dhinaca cuntadooda,caafimaadkooda iyo daryeelkii ay u baah naayeen dadkaasi oo aysan helin maxaabiisat ku jirta xabsiyada somaliland sidaasi daraadeed waxaan ku baaqayaa inay guud ahaanba shacabka reer somaliland u gurmadaan dayaca balaadhan ee ka jira xaisyada somaliland.

2: waxa kale oo jirta inay askarta ilaalada xabiyada laftigoodu ay aad u daryeel laa yihiin taasi oo aad arkayso askarigii oo bilaa qureec ah ama bilaa guno ah uu hadana ilaalinayo maxaabiistii ,iyada oo la og yahay mushaharka yar ee la siiyaa in uusan ku fileyn askarta ilaalada

xabsiyada, waxaana waajib ah in loo kordhiyo mushaahrka askarta ilaalada maxaabiista.

3: waxa kale oo jirta inaysan si wanaagsan u dhisnayn xabisyada somaliladn ka jiraa taasi oo ka qayb qaadatay in xabisyada somaliland ay noqdaan qaar aan la jaan qaadi kari kuwa caalamka.

Anigu laftigaynu markii ay I xidhay xukuumada siilaanyo waxaanu ku wada jirnay xabisga wiil uu dhalay taliyaha saldhiga dhexe ,iyada oo wiilkaasi si caadi ah uu noola xidhaa oo uusan waxba dhereyn maxaaiista kale taasi waxay markhaati ka tahay sida uu taliyaah saldiga

dehxe ee hargeysa mudane C/salaan iyo baadhaha Cabdi Cali oo ah niman iyagu hawl kar ah oo ka soo baxay shaqadoodii.

Waxaana waajib ah in shacab iyo xukuumadaba laal shaqeeyaa askarta xabsiyada, waxanan la ogaa sidi wanaagsanayd ee ciidanka saldhiga dhexe uga qayb qaatay nabadgalyadii intii ay socdeen ciyaarahii gobolada somaliland ,iyada oo la ogaa in aysan deerana deero herdiyin.

Qalinkii:Aqoon Yahan Jaamac Cilmi Jiir

Haregysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured