Warbixin: Difaacyada Barcelona Ka Xalin Kara Dhibaatada Ka Haysata Qadka Daafaca .

0
Tuesday March 26, 2013 - 12:05:43 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 2201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Difaacyada Barcelona Ka Xalin Kara Dhibaatada Ka Haysata Qadka Daafaca .

    Naadiga Barcelona ayaa go`aan ku gaaray in ay baadi goob u galaan xagaaga dambe daafac buuxin kara dal daloolada dhanka qadka daafaca ee kooxda Barcelona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naadiga Barcelona ayaa go`aan ku gaaray in ay baadi goob u galaan xagaaga dambe daafac buuxin kara dal daloolada dhanka qadka daafaca ee kooxda Barcelona.
Qadka daafaca Barcelona ayaa dhawaanahaan liidatay iyadoo daafacyada qaarkood dhaawacyo galeen sida Carlez Puyol halka heer ciyaareedka Gerard Pique uu hoos u dhacayo isla markaana badalkiisa uusna jirin .

Hadaba waxaan warbixintaan ku eegeynaa shanta magac ee Barcelona ka buuxin karta dhibaatada dhanka daafaca .

David Luiz : waxaa lagu tirayaa daafacaan Chelsea daafacyada ugu fiican xiligaan waxa uuna ka ciyaari karaa dhowr boos , waa uuna u qalmaa kooxda Barcelona .


Vicente Company: waxaa lagu tirayaa mid ka mid ah daafacyada aduunka ugu fican , in ay helaan Barcelona waxa ay u muuqataa arin adag waqti xaadirkaan .


Mats Hummels : Daaafacaan Borussia Dortmund waxa uu awood u leeyahay in weeraryahanada hor istaago , waana daafaca ugu dhaw in Barcelona ku biiro xagaaga dambe .

Daniel Agger: dhawaan magaciisa si weyn ayaa looga hadal hayay Spain iyadoo la tilmaamayo in Barcelona dooneyso , waxa uuna leeyahay awooddo difaaceed .

Nemanja Vidic : Barcelona isha ay ku hayaan daafacaan Man United waxa uuna leeyahay awood difaaceed iyo qibrad ciyaareed oo aad u sareeysa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured