Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay”

0
Sunday June 23, 2013 - 11:11:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay”

    Waxaa wax lala yaabo ah khiekhsi magacisa -been ah ku qooray qar ka mid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa wax lala yaabo ah khiekhsi magacisa -been ah ku qooray qar ka mid

Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay”

Waxaa wax lala yaabo ah khiekhsi magacisa -been ah ku qooray qar ka mid ah warbaahinta qarkood isla markaana ataagay wiil dhaliin-yaro ah kana shaqeeye wasaradda duulista iyo hawada sheikhsigaas oo uu dhadhamaayay nin xil-doon ah ayaa wiilkaas dhallin yarada ah ku aflagadeeyey wax-anuu shaqo ku lahayn,sidaas o ay tahay waxaannu ka diigayna in annu is ticmaali-karin shiekhsi daan-lehi magaca beesha biciido waxaanu raali gallin siinayna wasiirka duulista mudane Maxamed Xaashi Cabdi qofku markaa uu dan-leyay haddu ku cabaado tola”ay yaa reer hebeley waa ayaan-darro marka manta beesha siilaanyo ay isaa sii kal qaado aqoon laa”an waxaanu cadayna ah cida waxaas qoraysay in anay ahayn beeshaas waayo maha biciido ciid is-daba gaasha

Gabo-gabadii waxaan ka digayna in aan la dhallilin xukuumadda siilaanyo: Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay”

Qallikii Cabdi wali Jamaac Yasiin

Burco/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured