Ceebaa lagu sagootiyay ciyaaraha iyo Cudurka aan dawo lahay , Q/R:Mohamed mahad – Qaran iyo qabyaal —Qarran iyo qabiil —Qabiiil iyo ciyaar —Qiil looma hayo Ceebaa lagu sagootiyay ciyaaraha iyo cudur aan dawo lahayn oo qabyaalada.

0
Sunday June 23, 2013 - 10:46:25 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceebaa lagu sagootiyay ciyaaraha iyo Cudurka aan dawo lahay , Q/R:Mohamed mahad – Qaran iyo qabyaal —Qarran iyo qabiil —Qabiiil iyo ciyaar —Qiil looma hayo Ceebaa lagu sagootiyay ciyaaraha iyo cudur aan dawo lahayn oo qabyaalada.

    Wasarada ciyaaraha Somaliland mudo badan ayay dhisnay walina wax horumar may gaadhain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasarada ciyaaraha Somaliland mudo badan ayay dhisnay walina wax horumar may gaadhain Wasarada ciyaaraha Somaliland mudo badan ayay dhisnay walina wax horumar may gaadhain manta ilaa maalintiin lagu dhawaaqay waxa wasarada ciyaaraha somaliland soo maray wasiiro badan aan horumarna gaadhsiin wasiirada soo mar waxa aad mooda dhamaan tood dad isku mid aha ama shaqsi qudah ayaad moodo sida ay u shaqeeyaan ka joog iyo ku wii ka horreeyay guulna ka mana soo baxdo wasarada shaqadeeda hadaba wasaarad ciyaarahu qiimay qarankan Somaliland ugu fadhidaa qiimaheedii ma ka muuqdaa jawaabtu waa maya haday sidaa aytahay dee qaranka somaliland waxa kaga baxa kharash fara badanoo ay leed dahay ama (budget) macaga wasaaradu iyo meeqaamka ay joogtaa waaa laba aan islahayn walina waa mid dib u sii guraynsa wax allaale waxay ku fillan tahay majirto shaqadediina way gabtay,inay shaqadeeda gabatana waxa ugu wacan wiil hooga loo magacaabayo wasarada ciyaaraha dhamaan ragii soo maray wasarada ciyaaraha Somaliland waxa ay yihiin qabad miidhan nin qabadan waad ogtahayn waxa uu qabanayo iyo waxa uu gudo waana ta ugu wacan shaqa xumid awasaarada ciyaaraha ee maaha mid ay ka liidadto wasaradaha kale magac ahaan way la simantahay manta hadana way ka hoosaysaa ka hoosayn tana waxa keenay in kolba wasaarada ciyaaraha somaaliland loo magacaabo wiil hooga Somaliland, hadii laga rabo inay wanagsanaato waa in laga daayaa in loo magacaabo doqanka Somaliland.


Manta waxa jooga wasarada ciyaaraha ninka la yidhaa cali siciid raygal ,cali siciid raygal waxa uu beeray waa cudur aan dowo lahay kuna beeray xulkii gobolka togdheer cudurka cali waxa uu ku faafay dhamaan gobolada somliland oo ka kooban 13 gobol , waxa ay wasiiradu ka dhex bilaab been qabyaalad iyo In la kala furfuro dhalinyarada laguna bilaabay qabyaalad iyo inay sameeyaan ceeb ayna xitaa ahayn in dhalailyarada lagu beero qabyaalad iyo imisaa reer keena ah iyo waynu ku yar nahnay iyo maxa la inooga reebay iyo in wasiiradu in nin walba ka xaysto intii reer kooda int kalena halkii ay joogeen kaga tago ,wasiirka inamada reer kooda ka xaystay ma wasiir qaranbaa mise waa wasiir reer hebal ah,wasiira walba uu guriisa u goglay intii reer kooda ahayd intii kalena halkii laga dhaqaaqay waa nasiib darro dhacday manta misne waa wax aan dawo lahayn qabyaalada lagu beeray dhalainyarada isa soo xulatay waana cudur aan dowo lahayn.callow waxa aad beertay cudur aan dowo lahayn , callow beenbaad noo sheegay beena waad isku sheegtay sow digii dhaartay.

Cali Siciid Raygal wuxu yidhi maantii uu xilka la wareegayay waxa hadal ladiisii ka mid ahaa. wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dhaqanku waa wixii ugu wanaagsana ayaan bulshadda qabanaya. Dhalinyaradu waa mustaqbalkii dalka bari hagayay iyo cududii bulshadda. Dhaqankuna waa hidaheenii, waxaan ku rajo weyn nahay inaan labadaba ka shaqayn doono sidii loo horumarin lahaa si daacad dana ugu sinaan lahaa dalkayga soamaliland dadkay Somaliland dhailinyaro waayeel kuna dadaali doono wax allaaleh wxii wasardan u dan ah walahi ayaan dhab u qab doona ,”ayuu yidhi. Cali Siciid Raygal. callow beenbaad noo sheegay beena waad isku sheegtay sow digii dhaartay.


Q/r:Maxamed mahad: Mmc881@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured