Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro

0
Sunday June 23, 2013 - 10:26:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro

    Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro

Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay Saraakiisha Booliska ah ee Afka soo duubtay ku soo qaadeen April 24. Hujuumkaas fashilmay ka dib Xukuumaddu waxay sifo sharciga baal-marsan u xayirtay xarunta guud Wargeyska June 12-keedii, illaa maantana waa Xidhanyahay. Sidaas darteed, waxaa muwaadiniinta la gudboon inuu mid waliba itaalkii (Qowl iyo Qoraalba) ku taageero ololahan oo ka sokow sii daynta Wargeyska HUBAAL, lagaga hortagayo Cabudhin sii socota, maadaama Xoriyatul-qowlku inoo wadda danyahay.

Waxaa umada somaliland la haboon in ay arintan ka mudaharaadaan oo ay ka hadlaan arintan cadaalad darada ah ee xukuumadan siilaanyo wado.

xogrebnews.com

Canada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured