Wiilka Muxaafsada Magaca Wasiir Xirsi Iyo Aflagadada Uu Ku Hayo Masuuliinta Kale

0
Saturday June 22, 2013 - 21:07:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilka Muxaafsada Magaca Wasiir Xirsi Iyo Aflagadada Uu Ku Hayo Masuuliinta Kale

    Soomaalidu waxaay ku maah-maahda adduunyada nin noolow maxaa aragti ku laban,wayo waxaay si toos ah uu fahmeen maalinki alle keenaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaalidu waxaay ku maah-maahda adduunyada nin noolow maxaa aragti ku laban,wayo waxaay si toos ah uu fahmeen maalinki alle keenaba

Soomaalidu waxaay ku maah-maahda adduunyada nin noolow maxaa aragti ku laban,wayo waxaay si toos ah uu fahmeen maalinki alle keenaba ad la kulmayso wax ku cusub noloshada waxaan wax lala yaabo ahayn.markaad tahay qof xil haya ama ad tahay nin uu adeegga cid gaar ah markaa waxaad noqonaysa fariin side ay cidi adeeg-sato hadaba an uu daadegno micnaha maqaalkan aynu maanta noqonaysa qormadeeni labad,waxaan hadya goor lala yaabiin qofku haddu noqdo mid maan-gaab ama mid la deereejo ah shiilimadda isla markaana dhafsaddo mihnada uu ku shaqaaynayo.laaluush iyo wax-la mid ah waa ayaan-darro

Wiilkan aynu xagga hore ku sheegnay hadan isku dayo magaciisa waxaa logu yeedha muniir oo an ahaayn kiisa saxda ah balse ah kii uu ku tagay deebedda”wayo kumuna dhoofinfiise ama wax-uu dhigma balse waxa u ku dhoofay inaan ay ka wadaa-sheekaysteen dhinaca khadka internetka halkas oo uu ku dhoofay nag anuu qabiin, waxkhigas maha dhaqan ku cusub umadda waxaa logu yeedho qabyaladda balse markay timi xukuumadda siilaanyo waxaa la socday duufaanno lo yaqaan qabyalad, kuwaas oo dhaantood ku salaysan reernimo qaraabo kiiliyo eexaasho,muniir waa guddoomiyaha wargeysa lo yaqaan somalilandta manta iyo shabakadda ay mataana yihiin,waxana markaa cadsarayn marki sidi uu wasiir xirsi wiilkan waxtiigay la wareegen taladda waddanka uu wiilkan uu ka dhigay.xidhiidhyaha qarada yurub ee tv-ga qaranka balse marku arkay uu dhaggo nuglanta wiil-ka uu adeerka uu yahay waxaa ku yidhi adeer dalka kalaymarku yimi waxaa uu is-laha waxaa lagu magacabi doonna xil balse waxaa uu wasiir xirsi uu sheegey wiilkan in rabo Io sameeyo, warbaahin beesha uu gaar ah waxaanu ku yidhi adeer waxaad ku fuuraya”wepsete iyo wargeysa kazoo an rabbo in aynu ku dagaalanno.waxaanu sameeyay ti isago maal-gali badan ku bixiiyay xayaysiiska webkan iyo wargeyska,hadaba maxaa dhacay marku xirsi dhameeyay hawshi.waxaa dhacday in wiilki yara sameeyo waxyaabo ka baxsan milgaha saxafiga kaas oo uu adeegsado si uu dhaqaalo uu uga haallo masuulinta kale iyo culimada waxaan maalin dhowayd arkayay muniirkii ka shaqayn jiiray hotel barwaaqo oo cayaaya sheikh adaan-siro iyo wasiir ka tirsan xukuumadda siilaanyo waa wasiirka duulista ee waxaanu sheegay inadaan(siro) uruursanayo ciidan beeled waa ayaan daro in manta qofka kaliyee xumaanta diida la xajiimeeyo,bal garanay cida uu soo dhiibtay aflagadada shiikhee maxaa isna uu geeyay wasiirka duulista”waa yaab waxaa kalo igu maqaalo ah in dhor-jeer wasiirka duulista ka doonayay lacag laaluush-ah balse maxamud xaashi ayaa ka mash-quulay debeeto waxaa uu isleeyey wax wax lagu heella cayda waxaa kalo jiirta in isagu yahay mareeyaha guud ee tv-ga qaran halka maareeye tagsile yahay mid isagu iska magacaaban,la soco…..

Qallinka

C/casiis Bashiir Nuur xogreebnews.com offece Hergeysa/somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured