Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo Canbareyey xayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal

0
Saturday June 22, 2013 - 19:28:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo Canbareyey xayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal

    Lodon(xogreebnews.com) Shir ay isku yimadeen Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk ayaa waxay Canbareyeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lodon(xogreebnews.com) Shir ay isku yimadeen Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk ayaa waxay Canbareyeen
Lodon(xogreebnews.com) Shir ay isku yimadeen Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk ayaa waxay Canbareyeen xariga loo geestay wargaysaka Hubaal oo in mudo ah u xidhan xukumada Somaliland ,waxana ay ugu baqeen in Madaxweynaha Somaliland sidda ugu dhakhsaha badan uu Xayiraada uga qaado wargeyska Hubaal,

waxanay ku booriyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Xisbiga Kulmiye uu mar walba uu odhan jiray saxaafadu waa Xor ee yaan la xirin saxafada iyo in an loo gaysan dhibaatoyin waxa kale oo ay kula dardarmay in aan saxafada aan la caburin , gabagabadii Kulankan ayaa waxa ay xubnaha xisbiga ay fariin u direen dhalinyarada reer Somalilland in ay ka fogadaan Qabyalada iyo Tahriibta oo maanta wadanka ku sii badanaysa


iyaga oo ugu baqay in dalkooda aminaan iyada oo la filayo in isbadal siyaasadeed u ka dhalan dono wadanka tageeradoodana la garab tagnadaan Xisbiga Ucid


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured