Madaxweynah Somaliya oo magacaabay Safiiro ay ku jiraan qaar dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda oo xukumada Siilanyo fogeysay!.

0
Friday June 21, 2013 - 19:32:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynah Somaliya oo magacaabay Safiiro ay ku jiraan qaar dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda oo xukumada Siilanyo fogeysay!.

    Muqdisho-(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawlada federaalka Somaliya Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawlada federaalka Somaliya Xasan Muqdisho-(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawlada federaalka Somaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa dhawaan magacaabay ilaa iyo shan Safiir oo qaarkood dhalasho ahaan ka soo jeedaan Somaliland oo maanta lagu ansixiyey fadhigii golaha wasiirada xukumadiisa.

Danjirayaasha la magacaabay iyo dalalka loo kala magacaabayna waxay kala yihiin:-

1-Nuur Faarax Xirsi Safiirka Somaliya u fadhiyi doona Dalka Malaysiya-gudoomiyii urur siyaasadeedkii Gurmad ee Xukumada Siilanyo saaxada siyaasada Somaliland ka reebtay.


2-Cali Saciid Fiqi Safiirka Somaliya u fadhiyi doona EU-da.

3-Axmed Cabdisalaan Safiirka Somaaliya u fadhiyi doona Dalka Eithopia.

4-Saciid Yuusuf Nuur oo ahaa safiirka Somaliya u fadhiya Dalka Eithopia Balse loo bedelay Tanzania.

4-Gen.Muuse Xasan Cabdulle safiirka Somaliya u fadhiyi doona Talyaaniga .

Xafiiska Warqabadka
xogreebnews.com
offece Hargeysa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured