Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo ka Digay In La Carqaladeeyo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Ee Gabogabada Maraya.

0
Thursday June 20, 2013 - 19:36:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo ka Digay In La Carqaladeeyo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Ee Gabogabada Maraya.

    Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Md Maxamed Maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Md Maxamed Maxamuud Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Md Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shirjaraa’id oo uu ugu baaqay bulshada Gobolka Maroodi-jeex inay ilaaliyaan nabadgalyada Gobolka oo aanay wax carqalad ahi ku iman ciyaaraha gabagabada maraya ee ay isugu soo hadheen labada xul ee maroodi-jeex iyo Hawd, isaga oo intaas ku daray inay jiraan dad ku hawlan inay dhibaateeyaan ciyaaraha oo fidmawadayaal ah,laguna hawlan yahay sidii talaabo looga qaadi lahaa oo ay wadaan hay’adaha amnigu, wuxuuna intaas ku daray inay dadku isdajiyaan xiliyada ay hawgaladu socdaan kuwaas oo uu sheegay inay yihiin kuwo iska caadiya.


Tartankan ciyaaraha Gobolada ee kubadda cagta iyo kuwa koleyga oo ay ta cagta isugu soo hadheen Maroodi-jeex iyo Hawd, halka ta koleyga ay isugu soo hadheen Gabiley iyo Maroodi—jeex oo la filayo ta koleyga inay kulmaan caawa xulalka maroodi-jeex iyo Gabiley, halka kubadda cagtana la filayo in Bari oo Jimce ah la ciyaardoono, taas oo aan la saadalin Karin labada xul ka ay raacidoonto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured