Maydka Qof La Dilay Oo Xalay Laga Helay Xaafada Masalaha

0
Thursday June 20, 2013 - 10:44:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydka Qof La Dilay Oo Xalay Laga Helay Xaafada Masalaha

    Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxa xalay Salaada Cishe dabadeed la helay Meydka qof (Nin) la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxa xalay Salaada Cishe dabadeed la helay Meydka qof (Nin) la Maydka Qof La Dilay Oo Xalay Laga Helay Xaafada Masalaha

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxa xalay Salaada Cishe dabadeed la helay Meydka qof (Nin) la sheegay in la dilay, kaas oo meydkiisa laga soo qaaday xaafada Masalaha ee magaalada Hargeysa

Maydkan oo xalay Ciidamada Booliiska soo gaadhsiiyeen Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ayaan wax baadhisa oo dilkiisa ku taxaluuqa lagu sameyn hase yeeshee Qolka maydka uun la geliyey.

Geesta kale waxay tibaaxaha ka soo baxaya dilka ninkaas sheegayaan inaan ilaa hadda cidna loo hayn dilkiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured