Isku shaandheeyta Golaha wasiirada iyo liiska laysla dhexmarayo ee soo gaadhay saxaafada qaarkeed.

0
Thursday June 20, 2013 - 09:05:40 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku shaandheeyta Golaha wasiirada iyo liiska laysla dhexmarayo ee soo gaadhay saxaafada qaarkeed.

    Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu dhawaan magaacabo gole wasiiradood oo cusub waxaanay shaxdu leedahay sidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu dhawaan magaacabo gole wasiiradood oo cusub waxaanay shaxdu leedahay sidan
Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu dhawaan magaacabo gole wasiiradood oo cusub waxaanay shaxdu leedahay sidan


WWasiirka arrimaha dibadda Professor Samatar
GGaashandhiga cali sandule
AArimaha Gudaha Ismaaciil yare
MMaaliyada Cadaani
KAsluumaysiga Caddami

WWassiral dawlaha Madaxtooyada; Kaysar Safiirka wareega
WWarfaafinta ; MAxamed WAbeeyo.
BBeeraha ; Timacad
10- Duulista hawada GAAFAdHI

Rag badan ayaa lafilayaa inay ka baxaan gola whasiiradda.

(GEESKA)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyo golihiisa xukuumadda.
Ma jiro war rasmi ahi, laakiin warar xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in Madaxweynuhu samayn doono isku shaandhayn balaadhan oo muddo laga sugayay, waxaana la sheegay in Madaxweynuhu isku shaandhayntiisa la sugayay wada hadalada u socday xukuumadiisa iyo ururka Xaqsoor, kuwaas oo habeen hore madaxtooyada ka sheegay inay heshiis gaadheen. Waxaana la filayaa inay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku soo biiri doonaan xubno ka mid ah ururka Xaqsoor. Ismaaciil Aadan Cismaan oo ahaa guddoomaha ururka Dalsan ee ka qayb galay doorashadii deegaanada iyo Xasan Gaafaadhi oo isna ahaa guddoomiyaha ururka Rays, oo labaduba ku biiray xisbiga KULMIYE, ayay wararku sheegayaan inay ka mid noqon doonaan xukuumadda cusub ee Madaxweyne Siilaanyo. Waxaana sidoo kale la filayaa in Madaxweynuhu xilka ka qaado xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, laakiin lama saadaalin karo kuwa ay seeftu la tegi doonto.
Waxa kale oo la filayaa sida ay wararku tibaaxayaan in Madaxweynuhu isku bedel ku sameeyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada oo loo wareejin doono wasaarado kale.
Si kastaba ha ahaate isku shaandhayntan iyo magacaabistan Madaxweynaha, ayay bulshadu u dheg taagaysaa.
Muse QARANDI


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured