Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Faragaliso Xiisada Ka Soo Cusboonatay Deegaanka Xariirad.

0
Thursday June 20, 2013 - 08:55:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Faragaliso Xiisada Ka Soo Cusboonatay Deegaanka Xariirad.

    Hargeysa(xogreebnews.com--Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdi Siciid Faahiye ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay sida ugu dhakhsaha badan wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com--Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdi Siciid Faahiye ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay sida ugu dhakhsaha badan wax Hargeysa(xogreebnews.com--Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdi Siciid Faahiye ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay sida ugu dhakhsaha badan wax uga qabato xiisada ka soo cusboonatay deeganka xariirad,

Waxa uu tilmaamay in xukuumadda looga baahan yahay in ay sida ugu dhakhsaha badan uga hawlgasho sidii ay si nabadi ku jirto ugu soo khatimi lahayd dhacdadaasi foosha xumayd ee habeen hore ka dhacday xariirad.

“Waxa xukuumadda looga baahan yahay in ay soo afjarto ama ka hawl gasho sidii


loo soo afjari lahaa dhibaatadii ka dhacday deegaanka Xariirad, waxaanan doonaynaa in si nabad ah looga hawl galo deegaankaasi” ayuu yidhi .

waxa uu intaas raaciyay in ay saamayn toosa ku yeelatay dhacdadani ciyaartoydii Gobolada salal iyo Awdal oo qorshuhu ahaa in ay israacan balse markii ay dhacdadani dhacday kala shakiyay,oo isku maan dhaafay in ay gaadhi sii wada raacan,isla markaana xukuumadda ku adkeeyay in ay sida ugu haboon u xaliso xaladan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured