Xukuumadda Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Diyaarad Ay Shalay Ka Diiday In Ay Soo Fadhiisato Madaarka HargeysaXukuumadda-Oo-Markii-U-Horaysay-Ka-Hadashay-Diyaarad-Ay-Shalay-Ka-Diiday-In-Ay-Soo-Fadhiisato-Madaarka-Hargeysa

0
Wednesday June 19, 2013 - 21:14:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Diyaarad Ay Shalay Ka Diiday In Ay Soo Fadhiisato Madaarka HargeysaXukuumadda-Oo-Markii-U-Horaysay-Ka-Hadashay-Diyaarad-Ay-Shalay-Ka-Diiday-In-Ay-Soo-Fadhiisato-Madaarka-Hargeysa

    Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda Somaliland Md Maxamed C/laahi Cumar, ayaa maanta xog-waran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda Somaliland Md Maxamed C/laahi Cumar, ayaa maanta xog-waran

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda Somaliland Md Maxamed C/laahi Cumar, ayaa maanta xog-waran ka bixiyey diyaaradii ay xukuumadda Somaliland ka celisay Hawadeeda maalintii shalay, loona diiday inay ku soo degto Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal international Airport ee caasimada Hargeysa, ka dib markii ay hawl-wadeenada Wasaarada duulista ee Hagista Duulimaadyada dayuuradaha ay u cadaatay in Dayuuradaasi ay Ruqsad ka soo qaadatay .

Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed C/llahi Cumar, waxa uu sheegay, in dayuuradaas oo duulimaadkeeda ka soo bilowday magaalada Jabuuti, ay Ruqsad uga soo qaadatay hawada Somaliland magaalada muqdisho ee dalka somalia, taas oo uu sheegay in ay baal mar-santahay go’aankii ay somaaliland dhawaan soo saartay ee la xidhiidhay maamuulista hawadeeda.

Wasiirku wuxuu intaa ku daray in diyaaradaasi lagu war-geliyey inaanay Garoomada dalka ku soo degi Karin. , sidaasina ay dib ugu noqotay, waxaanuu xusay inay tahay markii ugu horaysay ee dayuurad dal kale leeyahay ama ay shirkadi leedahay ee ku xad-gudubta Go’aankii Jamhuriyadda Somaliland ee hawada.

Wasiirka arimaha dibadda Somaliland waxa kale oo uu sheegay, in dayuuradani ay ahayd dayuurad Rakaab siday, ruqsadna aan ka haysan somaaliland, wax gar-gaar ah oo ay sidayna aanu jirin,sidaas darted iyada oo laga jawaabayo Madaxbanaanida dalka, ayuu yidhi wasiirka arrimaha dibada Somaliland

3Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda Somaliland Md Maxamed C/laahi Cumar, ayaa maanta xog-waran ka bixiyey diyaaradii ay xukuumadda Somaliland ka celisay Hawadeeda maalintii shalay, loona diiday inay ku soo degto Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal international Airport ee caasimada Hargeysa, ka dib markii ay hawl-wadeenada Wasaarada duulista ee Hagista Duulimaadyada dayuuradaha ay u cadaatay in Dayuuradaasi ay Ruqsad ka soo qaadatay .

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Xukuumadda-Oo-Markii-U-Horaysay-Ka-Hadashay-Diyaarad-Ay-Shalay-Ka-Diiday-In-Ay-Soo-Fadhiisato-Madaarka-Hargeysa.html#sthash.lPaIKb5w.dpuf

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured