gabawga hadheyay madaxweyne siilaanyo oo awoodi dalka gacanta u galiyay wasiir xirsi xaji cali , by saleban cali bille–

0
Wednesday June 19, 2013 - 12:50:48 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    gabawga hadheyay madaxweyne siilaanyo oo awoodi dalka gacanta u galiyay wasiir xirsi xaji cali , by saleban cali bille–

    waxa hubaal ah in Madaxweyne Siilanyo uu maanta ayhay nin way oo dadiisu ku socoto ilaa 90 jir hadaba dada iyo xanuuno soo food saray madaxweyne Silanyo ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa hubaal ah in Madaxweyne Siilanyo uu maanta ayhay nin way oo dadiisu ku socoto ilaa 90 jir hadaba dada iyo xanuuno soo food saray madaxweyne Silanyo ayaa waxa hubaal ah in Madaxweyne Siilanyo uu maanta ayhay nin way oo dadiisu ku socoto ilaa 90 jir hadaba dada iyo xanuuno soo food saray madaxweyne Silanyo ayaa waxay ku keentay ilawshiyo anu xasuusan karin balamaha iyo shaqo maalmeedka u taala,
taas ayaa waxay keentay in madaxweyna silaanyo uu qaban kari wayo shaqada faraha badan ee u tala ee uu masuulka uga yahay umada rer Somaliland
hadaba dhibatooyinkan sameeyay madaxweyna , ee xaga dada iyo cafiimaadka ayaa waxa ay meel u banaysay wasiir Xirsi xaji cali, hadaba waxa maanta ay taladii dalka iyo masuulayadii dadkan rer somaliland gacanta u gasahay wasiir Xirsi xaji ali , qof aanay umada rer somaliland u idman ama u soo dooran , oo ay sababtay dhibato xaga cafimad iyo gabawga oo so hadahaysay madax weynaheeni Mohamed ahamed siilayo,


hadaba su aashu waxa weye .
1, waa kuma xirsi XAJI ALI
2, ma hanankara oo ma qaban kara shaqadii loo id maday madaxweyne silaanyo
3, halkay la maraysa awoodii dalka ee sida fudud ugu gacan gasahay
1, wasiir xirsi xaji cali waxa anu wada og soonahay in uu ka mid ahaan jiray , ururkii la odhan jiray al itixaad waxa aynu wada og soonahay in uu xadhig ku mutayasatay xiligii xukuumadi Daahir riyale kahin isaga oo laxidhay in uu ka mid yahay ururda mayalka adag
2, ma hanan karaa ? maya, ma qaban karo wasiir xirsi ,masuuliyada intaa leeg, wayo ma laha aqoonteedi iyo dublamaasiyadeedii iyo dul qaad keedii midna , ma laha wayaa argnimo ku filan iyo aqoon ku filan oo uu ku hagi karo awooda in taa leeg , ma buuxin karo halkii loo doortay madaxweyna waya araga ah ee siilaanyo .
3, waxa ay lamaray awoodi sida qaldan gacanata ugu gasahay wasiir xirsi in uu u is istici malo si qaldan oo uu ku is tici malo , matadii iyo dumarkii iyo bir magaydhadii , waxay lamaraysa in uu ka abuuro qabyalaad qawan dalkii iyo dakii walalaha ahaa ,waxay lamarayasa in ilaa iyo labada qof ee suuqa ku wada hadla in uu u yeedho uu u kala hiliyo oo awoodii ku istici malo ,
hadaba awoodan gacanta u gasahay wasiir xirsi waxa ay samay ku yeelanaysaa geedi socdkii siyaasadeed ee soomaliland iyo nabad galayadii dalka oo dhan .waxanu dalku khatar u yahay bur bur gudaha iyo mid debadeedba,
hadaba waxan umada rer somaliland kula talinaya in ay ilaa shadan nabad gelyadooda inta abaday ay u soo samrayeen inta u hadahay dawaladan itaalka daran ee uu hogan keedi gacanta u galay cid ayanan doran ,
by salebaan cali bille



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured