Ma Jirto Wax Heshiis Oo Dhex Maray Xukuumadda Iyo Xaqsoor Xukuumaduna Iyadaa Majaro Habaabisay Wadahadalkii Labada Dhinac, Gudoomiye Xasan Ciise Wuxuu Wakhtiyadda Soo Socda Si Adag Uga Hadlayaa Heshiiskii Xukuumaddu Sheegaysay: Masuul Ka Tirsan Xaqsoor

0
Wednesday June 19, 2013 - 12:43:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Jirto Wax Heshiis Oo Dhex Maray Xukuumadda Iyo Xaqsoor Xukuumaduna Iyadaa Majaro Habaabisay Wadahadalkii Labada Dhinac, Gudoomiye Xasan Ciise Wuxuu Wakhtiyadda Soo Socda Si Adag Uga Hadlayaa Heshiiskii Xukuumaddu Sheegaysay: Masuul Ka Tirsan Xaqsoor

    Xogreebnews.com-Wadahadlkii habeen hore ku dhex maray madaxtoyadda somaliland ururka xaqsoor iyo xukuumadda ayaa la sheegay inay majaro habaabisay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xogreebnews.com-Wadahadlkii habeen hore ku dhex maray madaxtoyadda somaliland ururka xaqsoor iyo xukuumadda ayaa la sheegay inay majaro habaabisay Hargeysa (Xogreebnews.com-Wadahadlkii habeen hore ku dhex maray madaxtoyadda somaliland ururka xaqsoor iyo xukuumadda ayaa la sheegay inay majaro habaabisay xukuumaddu iyadoo aan fulin dalabki uu ula yimi ururka xaqsoor

Gduoomiyaha xaqsoor ayaa la filayaa inuu sida ugu adag uga hadlo heshiis xukuumaddu sheegtay inay la gaadheen xaqsoor sida aanu ka soo xiganay masuul ka tirsan ururka xaqsoor oo baligubadlemedia la xidhiidhay

Masuulkani wuxuu sheegay in xukuumaddu iyadoon fulin dalabkii xaqsoor la majarao habaabiyay wadahadalkii


Sidoo kale xukuumadda ayaa lagu dhaleeceeyay inay isku dayayso inay kala jabiso masuuliyiinta xaqsoor iyadoo mansabyo raqiisa ugubalan qaaday masuuliyiin aan hamiigodu waynayn sidoo kale ururka xaqsoor wuxuu wakhtiyadda soo socda cadayn doonaa waxay xaqiiqidu tahay

Isku soo wada duuboo xukuumadda somaliland ayaa bilawday inay majaro habaabiso wadahaladii u socday iyada iyo xaqsoor waxayna arintanai sahlaysaa inay bilaabmaan mawjado labaad oo keeni kara mudaharaado iyo nacayb taageerayaasha xaqsoor u sii qaadaan xukuumadda ,iyadoo laga yaabo in arintani xukuumadda ku sii kiciso muncaaradad xoog badan oo kaga yimaada taageerayaasha ururka xaqsoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured