Wakiilada Maraakibta ee Shipping Lines-ka oo Aqbalay Goaankii Xukuumaddu Kusoo Rogtay, Iyo Sabtida oo ay Shaqoodii Dib u Bilaabayaan....

0
Thursday August 22, 2019 - 15:35:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilada Maraakibta ee Shipping Lines-ka oo Aqbalay Goaankii Xukuumaddu Kusoo Rogtay, Iyo Sabtida oo ay Shaqoodii Dib u Bilaabayaan....

    Wakiilada Maraakibta ee Shipping Lines-ka oo Aqbalay Goaankii Xukuumaddu Kusoo Rogtay, Iyo Sabtida oo ay Shaqoodii Dib u Bilaabayaan....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilada Maraakibta ee Shipping Lines-ka oo Aqbalay Goaankii Xukuumaddu Kusoo Rogtay, Iyo Sabtida oo ay Shaqoodii Dib u Bilaabayaan....
Berbera(Xogreebnews)-Makiilada Maraakibta ee loo qayaano Shipping Lines-ka, ayaa Aqbalay go'aankii Wasaarada ganacsiga Xukuumadda Somaliland kusoo Rogtay ee ahaa in ay hoos u dhigaan qiimaha ay ka qaado Koontiinarada kasoo dega Dekeda Berbera. 
Wakiilada Shirkadaha Koontiinarada, oo shaqo joojin Sameeyey shalay iyo Maanta ayaa dib u furaya Xafiisyada,isla markaana Bilaabaya shaqadoodii caaddiga ahayd Maalinta Sabtida ee 24-ka Bisha, waxanay ku shaqayn doonaan qiimaha cusub ee Wasaarada ganacsiguu samaysay, sida ay Shabakada Xogreebnews u Xaqiijiyeen ilo wareedyo u dhuun-daloola Arrimaha muranka ka taagan yahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured