Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka....

0
Sunday August 18, 2019 - 19:43:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka....

    Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka....

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gabi ahaanba ay ka baxeen heshiiskii xisbiyada qaranka Somaliland ay dhawaan ka gadheen arimaha doorashooyinka ee lagu saxeexay madaxtooyada Somaliland

Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo warbaahinta  la  hadley ayaa waxaa uu xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ku eedeyey in  heshiiskaas ay ka baxeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured