Magaca Qof Dalxiise ahaa oo Ku Dhintay Badda Magaalada Berbera

0
Friday August 16, 2019 - 23:14:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaca Qof Dalxiise ahaa oo Ku Dhintay Badda Magaalada Berbera

    Magaca Qof Dalxiise ahaa oo Ku Dhintay Badda Magaalada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaca Qof Dalxiise ahaa oo Ku Dhintay Badda Magaalada Berbera

Berbera(Xogreebnews):- Ibraahin Cawil Yuusuf oo ahaa Wiil dhalinyar ah oo Dalxiise ahaan u tegay Xeebta, ayaa ku geeriyooday Badda magaalad Berbera ka dib markii ay Baddu liqday galabta.

Allaah ha u naxariistee Maxamed Cawil Yuusuf, ayaa ka mid ahaa Boqollaal dhalinyaro ah oo tan iyo maalmihii Ciidda dalxiis ahaan u tegayey Xeebta Berbera, isla markaana waxa uu ka yimi magaalada Burco, waxaanu geeriyooday galbnimadii Jimcaha, ka dib markii ay Baddu liqday. Meydkiisa, ayaa lagu riday Tallaagadda Meydka ee Cusbitaalka guud ee magaalada Berbera, sida Maamulka Cusbitaalku Warbaahinta u xaqiijiyey.

Warkaas oo faahfaahsan Muuqaalkan hoose ka daawo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured