Aamiin Dhaha Waxaad u baahan Tahay Nin u Baahan Inaan Ilaahay Madax kaaga dhigin.W/Q. Sekeriye Maxamed Jaamac

0
Monday July 29, 2019 - 23:49:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1066
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aamiin Dhaha Waxaad u baahan Tahay Nin u Baahan Inaan Ilaahay Madax kaaga dhigin.W/Q. Sekeriye Maxamed Jaamac

    Aamiin Dhaha Waxaad u baahan Tahay Nin u Baahan Inaan Ilaahay Madax kaaga dhigin.W/Q. Sekeriye Maxamed Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aamiin Dhaha Waxaad u baahan Tahay Nin u Baahan Inaan Ilaahay Madax kaaga dhigin.W/Q. Sekeriye Maxamed Jaamac
Sheeko ba  Sheeko ayey keentaaye, Faarax Galoolay baa Wasaarada Beeraha ee Muqdisho oo hal Cagaf leh ayuu u baahday inuu Cagafta waydiisto si uu beerta ugu qoto  muddo 30 cisho ah ayuu Subax walba ku soo noqonaayey Subax walba waxaa waxaa loogu jawaabĂ ayey Cagaftii Waxay qodaysaa Beertii wasiirka, faarax Galoolay oo yaaban ayaa Subaxii 31 naad ku soo kalahay Xafiiskii Wasiirka oo dadkiiba ka soo horeeyey, markii wasiirkii arkay faarax ayuu ku yidhi Faarax Saaka maxaan qabtaa ee kuu daraa, faarax baa yidhi ina mari xafiiska horta fadhiiso, fĂ arax baa halkii wax kale uu wasiirku hadal kale ka  sugaayey ayuu faarax yidhi Waan ducaynayaaye Aamiin ii dheh  Wasiirkii baa yidhi  waad ducaynaysaa haa buu yidhi waayahay ee Aamiin " faarax ayaa yidhi Waxaad u baahan tahay nin isagu u baahan inaan ilaahay Madax kaaga dhigin Aamiin  dheh "  Wasiirkii baa yidhi Aamiin  Faarax wuxuu yidhi Masiibo ka wayni Ma jirto haddii nin ka kursiga fadhiyaa uu ugu baahi badan yahay dadka uu xilka u hayo wixii ay u baahnaayeen, waxaan aniguna Maanta aan inoogu ducayn lahaa Ducadaadaa Faarax Galoolay inaan Madax inooga dhigin  waxaynu u baahanahay nin isagu u baahane  Aamiin ii dhaha. Wa bilaahay tawfiiq.
W/Q. Sekeriye Maxamed Jaamac
Burco/Somaliland 
Sekeriye12@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured