DHAGAYSO;Fadeexada Idaacada BBCda Oo Maayarka Gabiley Ahaan U Waraysatay Qof Aan Ahayn Maayar Maxamed Amiin Iyo Dareenada Ka Dhashay!

0
Tuesday July 23, 2019 - 19:57:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGAYSO;Fadeexada Idaacada BBCda Oo Maayarka Gabiley Ahaan U Waraysatay Qof Aan Ahayn Maayar Maxamed Amiin Iyo Dareenada Ka Dhashay!

    DHAGAYSO;Fadeexada Idaacada BBCda Oo Maayarka Gabiley Ahaan U Waraysatay Qof Aan Ahayn Maayar Maxamed Amiin Iyo Dareenada Ka Dhashay!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DHAGAYSO;Fadeexada Idaacada BBCda Oo Maayarka Gabiley Ahaan U Waraysatay Qof Aan Ahayn Maayar Maxamed Amiin Iyo Dareenada Ka Dhashay!

Idaacada BBCda Qaybteeda Afka Somaliga ku hadasha ayaa warkeedii subaxnimo ee saaka baahisay waraysi ay la yeelatay mid kamida xildhibaanada Golaha deegaanka gabiley ee khilaafku ka dhexeeyo Maayar iyo qof ay ku sheegtay in uu yahay maayar Maxamed amiin oo ay Dhinaca kale isna waraysatay kuna metelayay maayarka degmada gabiley.

Arintan ayaa noqotay mid yaab ku noqotay shacabka , dareeno kala duwan ku abuurtay bulshada ku dhaqan gobolka kadib markii ay isla garan waayeen warysiga bbcda iyo cod qofka ay ku sheegayso maayarka magaalada gabiley.

HALKANKAGA BOGO WARAYSGIA IDAACADA BBCDA IYO CODADKA AY BAAHISAY;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured