"Dad tiro Yar Magaalo Soomaliyeed Cuqdad ugu qaadi Maayo, Kuna aflagaadayn maayo, oo ma matalaan balse waxaan jeclaan lahaa sida aanu fanaaniintiina ka yeelno, gobonimo iyo Milgo ayaanu ku soo dhoofinaa, ee gobonimadii iyo milgadii ayaanu idinka mudanahay". Alfanaan Cawaale Aadan.

Bismilaahi Raxmaani raxiim. Horta waxaan ogahay in dad iga cilmi badan, iga waaya aragsan, iga aqoon durugsan akhrin doonaan qirmadan, islama markaana baraha bulshada ila wadaagaan, iyaga ayaanan u daynayaa ineey si xigmadaysan u miisaamaan hadaladan. 2- waxay dhaheen, hargeysa ma iman karo oo anagaa mabnuucayna. 3- waar anigu warkeeygu sida dharaartuu u cadyahay, hadii Somaliland iska daaye gayi Somaliyeed aan wax ka sheego barina ku kalaan wax ka sheegi oo u daahi maayo, bulshaduna iga yeeli meeso xatta qofka aan Somaliland ka iman ayaan iga yeeleen oo waa anshax xumo, hadii cadayn teeda la keeno waxaa igu Walaahi ah oo ugu bilaahi ah inaan raali galin ka bixiyo bulshada weeyntana ka raali galiyo, hadaan la hayn oo dee been la dhaboolaqay eey tahay, dee raganimo haday jirto raali galin baan idinku leeyahay oon idiin ka fadhiya, iskuna noqda oo wakhtigiina qaata. 4- anigu fankeeyga somaali oo dhan buu dhexeeya, waanan ku kalsoonahay fankeeyga wax kale oo ii raaca oon ku kabo ma jirto (qabyaalad iyo dad kala sooc, wixii la hal maala) Somaliland waxay ka mid tahay bulsha weeynta Somaliyeed de fankayga abaalka ku leh aan kuna qadariyo, af aan bulsho dhowr milyan ah ku caayana iguma yaalo. 5- waxaan ahay nin jabuuti ku dhashay kuna koray, dadka aad qadiyad ahaan xatta wax ka sheeganaysaan jabuuti kuma jirto, qadiyad kuma haysano, cadayn aflagaadadaas ahna ma hayno, waanan kugu mashquulaynaa oo magaalada anagaa leh, dee arinkaasi mid aan yeeli doono amase sidaad moodaaysaan arintu weey ka weeynaan doontaa, dee ama waad iga garbaxaysaan oo somali Maxamad oo dhan hortooda waxaan balan ku qaadayaa in hadii cadayn la keeno run ah, aan raali galin buuxda ka bixiyo, hadii kale dee waa anagaa iska leh oo dee aniguna tani aan dhex joogaan leeyahay. 6- ugu danbayn anigu dad tiro yar magaalo soomaliyeed uqdad uugu qaadi maayo, kuna aflagaadayn maayo, oo magaalada ma matalaan balse waxaan jeclaan lahaa sida aanu fanaaniintiina ka yeelno inaad xidigaha yagana la yeeshaan, gobonimo iyo Milgo ayaanu ku soo dhoofinaa, ee gobonimadii iyo milgadii ayaanu idinka mudanahay. # Qoraal_garnaqsi_ah Leave a comment |
|
"Dad tiro Yar Magaalo Soomaliyeed Cuqdad ugu qaadi Maayo, Kuna aflagaadayn maayo, oo ma matalaan balse waxaan jeclaan lahaa sida aanu fanaaniintiina ka yeelno, gobonimo iyo Milgo ayaanu ku soo dhoofinaa, ee gobonimadii iyo milgadii ayaanu idinka mudanahay". Alfanaan Cawaale Aadan.
"Dad tiro Yar Magaalo Soomaliyeed Cuqdad ugu qaadi Maayo, Kuna aflagaadayn maayo, oo ma matalaan balse waxaan jeclaan lahaa sida aanu fanaaniintiina ka yeelno, gobonimo iyo Milgo ayaanu ku soo dhoofinaa, ee gobonimadii iyo milgadii ayaanu idinka