"Rag waxaa Ugu Liita Mciinkii La Colow..Kan yare R/wasaare ku xigeenka ahi, intii meeshaa muqdisho Raguun inaga tegaayey waa kii liitay. Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Sunday July 14, 2019 - 23:19:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Rag waxaa Ugu Liita Mciinkii La Colow..Kan yare R/wasaare ku xigeenka ahi, intii meeshaa muqdisho Raguun inaga tegaayey waa kii liitay. Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Rag waxaa Ugu Liita Mciinkii La Colow..Kan yare R/wasaare ku xigeenka ahi, intii meeshaa muqdisho Raguun inaga tegaayey waa kii liitay. Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Rag waxaa Ugu Liita Mciinkii La Colow..Kan yare R/wasaare ku xigeenka ahi, intii meeshaa muqdisho Raguun inaga tegaayey waa kii liitay. Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Hore ayaa loo yidhi rag waxaa ugu liita Miciinkii la colow, shaqsigu haddii uu guul-daradiisa guul moodo waa suun- dhaaya ma leh, ninka ka soo jeeda Somaliland ee R/wasaare ku xigeenka ahi, intii meeshaa muqdisho raguun inaga tegaayey waa kii liitay ninkastaaba marka ay arrintu meel isasoo taagto ayuu isoo taagi jiray oo odhan sidaasi dadkayaga ma qabato xiniinyo laysma dhibaad-shee waxan is leeyahay kuwii ethopianka ku sheegayey ayaa run sheegayey.
Maxaynu ku sheegnaa ninka arxan-daradiisu gaadhsiisan tahay  xoolaha intaas leeg ee nool ganacsato somaliyeed leedahay, ee ah xoolaha ay somaliyiba ku faanto gobolkas oo ay ku dhaqan tahay weliba halkuu ka soo jeeday ka baxay u quudhay soo celiya ha dhintaane waxay la mid tahay diyaaradii Hargeysa ka duushay ee hargaysa garaacday.
Guushu gacanta ilaahay bay ku jirtaa, una kaddi maayo qoomka damiirkoodu sidan yahay waxaan kaga baxay halka bukaankaaga la dhigi doono bedd qabkaaga lalama coloobo  wa bilaahi tawfiiq
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured