Fadeexad: Shirkada Caalamiga ah e Nael & Bin Harmal oo si sharci daro ah uga shaqaysanaysa gudaha berbera soona dhaaftay xadkeedii shrciga u ahaa,

0
Tuesday July 09, 2019 - 21:26:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexad: Shirkada Caalamiga ah e Nael & Bin Harmal oo si sharci daro ah uga shaqaysanaysa gudaha berbera soona dhaaftay xadkeedii shrciga u ahaa,

    Shirkada Caalamiga ah e Nael & Bin Harmal oo si sharci daro ah uga shaqaysanaysa gudaha berbera soona dhaaftay xadkeedii shrciga u ahaa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Caalamiga ah e Nael & Bin Harmal oo si sharci daro ah uga shaqaysanaysa gudaha berbera soona dhaaftay xadkeedii shrciga u ahaa,

Shirkada Wayn ee  NAEL&BIN HARMAL    oo Qanadaars ku qaadatay  Dibu Dhiskii Garoonka Diyaaradaha Berbera ee Imaraadku ka Dhigtay Saldhiga Milatari  Iminkana  Qaadatay Qandaraskii labaad ee dhisida wadaad Berbera Coorindoor ayaa  biloowday in aay ka cidhiidhsato kana qaado shirkadihii wadaniga ahaa  dhisidii   lamiyada, yar yar e gudaha berbera

Shirkadani Waxay dhawaan biloowday in aay debada usoo saarto qalabkeedii dhisida wadooyinka waxaany  xiligan ka shaqaynayan wadooyin laga dhex dhisayo  xarunta kaamboolka haamaha shidaalka ee  shirkada dahabshiil  leedahay, waana nasiib daro wayn  in shirkad qaadatay qandaras malaayiin doolar ah  ay culays ku abuurto  shirkadihii lookal ahaa ee danaynayay inay  shaqooyinkaa yar yare e noocaas ah tar tan u galaan oo ay ka shqeeyaan,

Hadaba waxa Iswaydiin leh yaa u fasaxay in aay  shaqooyin ka qabtan gudaha berbera iyadoo muwaadinkii xaqa u lahaa taagan yahay, ma wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Wadooyinka ayaa liisan wadani ah siisay mise maamulka gobolka saaxil ayaa fasax u siiyay  Shirkadan Nael & Bin Harbal oo Shaqdeedu ahayd Gudaha garoonka Diyaaradha oo kaliya ,

waxa hadana Iswaydiin leh Madaxda Shirkadan Ajaniga ah ee ka shaqaynayaay garoonka diyaaradha berbera oo Horeba aay uga vabanyeen shaqalaha muruqmaalka ah  maanatana waxaa ugu biirtay shirkadaha wadooyinka dhisa oo  leh shaqadii anu haynay ayay naga qaadeen oo qandarasyadii  gudaha berbera  laga bixinayay ayay sharci daro ku qaateen taas oo  aan sababteeda la garanayn,

Dhawaan ayaay hayad markii aay cabashooyin isdaba jooga iyo qaylo dhan  direen shaqaalaha hoosaadka farsmada  gacanta ka shqeeyaa iyagoo ka askatoonaya  shaqale ajanai ah oo debada laga keenay kuwaasoo aay sheegeen muwaadiniintani in shaqadoodii hoose looga qaaday  oo aay bila camal noqdeen,

Arinkana cabashada aya aakhirkii dhalay in aay gacan ka hadal sameeyaan markii xukuumada gobolka iyo ta sareba waxba  codkoodii la dhegaysan wayay,

HOOS KADAAWO




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured