"Arinta Ceel afwayn waa aafo qaranka Dhawacday ee Maxaa Qaldan" Siyaasi Axmed Gobanimo

0
Tuesday July 09, 2019 - 20:08:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Arinta Ceel afwayn waa aafo qaranka Dhawacday ee Maxaa Qaldan" Siyaasi Axmed Gobanimo

    "Arinta Ceel afwayn waa aafo qaranka Dhawacday ee Maxaa Qaldan" Siyaasi Axmed Gobanimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Arinta Ceel afwayn waa aafo qaranka Dhawacday ee Maxaa Qaldan" Siyaasi Axmed Gobanimo
Ugu horayn baaqban udiraya labada belod jojiya dagalka illahay kayabo 
Baaq dabadi waxan donaya  inan cadeyo halkay saladu ka xidhmi lahadahay 
Waan qodobaynaya 
1 labada belood waa in hubka dhigid marqudha iyo goob qudha 
Hubka lagaga qaado 
2 In cidii heshiski udanbeyay ee lagu dhameyay cidii furtay maxkabad guud lasaro lana soo xidho odayashodi dhartay iyo waxgaradkodaba iyo danbilayashi gacanta furay 
Waayo gari laba nin kama wada qosliso cidba gardaran waa inla xanujiya  
3 in qabka xalka logalo qaldanyahay waayo labada beloodba qola kasta wixii  kadhintay loo xukumo mesha gar lama qaadin  waayo barbaro ayaad tihin xalmaha 
4 indowladu belaha dhexdhigato ragii shaqada wardonka yaqanay si kahortag losameyo lona ogado qorshayasha ababulada cidkale belaha kadhexwado halkana gabisba jira 
5 siyasinta iyo qoloyinka belaha dhexdoda kawada ama kudaba gabanaysa kuwasoo qarkoodna qandarasyo muqdisho kasoo qateen qaarna kuras iyo xilal ama xusbiyo donaya kuwaso rerka dhigisa kudadinaya kuras maqan reruhuna ay modayan nasteex 
6 in bandoo aan sharci loegin lasaro si dhaqdhaqa  lagu jojiyo kadibna haday kooxi meelgasho laga daba tago haday hubka dhibiwayana ladilo 
Arimahasoo dhami waa qaar dariqodu qaldanyahay 
Gunti iyo gaba gabadii heshiski udanbeyay cidii gacanta horqaday danbiga waa inlasara kuwa kalana hubka kenan talabana anay  qadin lakinse mesha awooda dowladnimo muqato hadan kalsonida xukumadu umadu mesha degani aminin macno yelanmayso cidamo dhexfadhista waayo umad isdonaysa cidna makala karayso illahayna waxaan karajaynaya in colada halka kujoogsato 
Hadan casharo lagu qadan arimihi hore logalay waligen xalka mahelayno 
Hubka dhigid labada belood
Iyo xukun cidii heshiski udanbeyay dagalka furtay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured