Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay Maalmihii u Danbe

0
Sunday July 07, 2019 - 18:29:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay Maalmihii u Danbe

    Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay Maalmihii u Danbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay Maalmihii u Danbe
Hargeysa(Xogreebnews)-Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa qaar kamid ah dalalka qaaradda Afrika, ayaa maanta dalka kusoo laabtay, waxana si aan kala hadh lahayn oo xamaasad iyo waddaniyadi ku dheehan tahay usoo dhaweeyey guud ahaanba qaybaha kala duwan ee shacabka caasimadda Hargeysa.

Qaybaha kala duwan ee shacabka caasimadda Hargeysa oo ku lebbisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, islamarkaana caleemo qoyan lulaya, ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa kusoo dhaweeyey dhammaanba jidadka waaweyn ee caasimadda Hargeysa, kuwaas oo muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin, una taageersan yihiin guulaha uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland kasoo hooyey safarkii uu ku tegay dalka Jamhuuriyadda Gini iyo dalal kale oo qaaradda Afrika ah.


Government officials and national parties, led by the vice president of the Republic of Somaliland, Mr. Abdirahman Abdillahi Ismail (Saylici), also welcomed the president and his delegation largely, and the president spoke publicly to the public. near the Egal International Airport.

Somaliland's Vice President, Abdirahman Abdillahi Ismail, Saylici, and the chairman of UCID opposition party Eng. "It's a great achievement," he said. "It's a great opportunity for the people of Somaliland to take part in the reconciliation process."

The President of the Republic of Somaliland HE Mr. Moses Bihi Abdi has also thanked the people of Somaliland, particularly the people of Hargeisa, for their patriotism and the fruitfulness of the journey, and called on them to always be united with their country to defend the aggression and the threats from the Mogadishu administration.

Tawfiiq is known



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured