Somaliland way gadhay xiligi Aqonsiga l Sinlahaa Waxan leyahay Dawlad ku sheega muqdisho Caloshina Xidha....Siyaasi Axmed Gobanimo

0
Friday July 05, 2019 - 19:57:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland way gadhay xiligi Aqonsiga l Sinlahaa Waxan leyahay Dawlad ku sheega muqdisho Caloshina Xidha....Siyaasi Axmed Gobanimo

    Somaliland way gadhay xiligi Aqonsiga l Sinlahaa Waxan leyahay Dawlad ku sheega muqdisho Caloshina Xidha....Siyaasi Axmed Gobanimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland way gadhay xiligi Aqonsiga l Sinlahaa Waxan leyahay Dawlad ku sheega muqdisho Caloshina Xidha....Siyaasi Axmed Gobanimo
Mudoyinki udanbeyay waxaynu ogayn dowlad kusheega somalia ee farmajo hogamiyo inay kashaqaynaysay burburinta iyo xalad aburka dhinackasta leh eey somaliland kuhayan 
Waxanay somaliland kusoo qaadeen weraro ay lacago badan kubixiyen sidii belo laisku dililahaa mudadaba xukumadu way ogayd 
Shacbiga somalilandna waa shacbi foojigan iskana og malegida dhagaraha cadowga muqdisho 
Hadaba isku dayga somalia mudadi danbe waday wuxuu cadaday malinti dhawayd ee madaxwaynaha somaliland safarka kutagay dalka gini halkasoo habmamus dowlad dhamaystiran lagu soo dhaweyay 
Waxaa kalonu ognahay farmajo dhinacyo badan inuu inaga weraray haday tahay 
Qadhanada aduunku inasiyo deeqaha 
Safirki farmajo eryayna wixii lagu eryay waxay ahayd somaliland waa dalka madaxbanan farmajoy ee adigu shaqada kutala qabso 
Tasuu safirku ula jeeday 
Casimadi muqdisho ayaanad gacantaba kuhayne dad tashaday oo 30sano nabad ahaa oo wadankodi dhistay 
Qabsadayna dorashoyin dhaman geeska africa qabsanwayday 
Hadaba xukumadu muse hogamiyo intuu talada hayay wuxuu diyariyay barnamij kaduwan dariqi hore ee citiraf radinta ahaa 
Waxanu dajiyay qorshe  cusub kasoo bilowgisiba lagu rajaxay 
Qorshahasi waa qorshe dowladaha africa laga  bilabayo wanay soconaysa wadamo badan oo africa safaradu kala joogsan mayan 
Waan arkaya cabadka kabaxaya kooxda tagta daran ee aqalka lagu wardiyeyo ee muqdisho 
Hadaba shacbiga somaliland mid dardarana  
Wadanku wuxuu galay rajo cusub tasoo ubahan inaynu dhamanten wada ilashado
oo arimaha dhexdena iska wada dhamayno dhinacna uwada jedsano oo khayradka dalkena kudugan 
Si cadalada aynu uqaybsano 
Wuu inagu filanyahay wadankenuye 
Waxaan kaloon intaa kudaraya 
Deganada khayradka laga helo yaan larerayn waayo wadamada africa waxaynu iswaydarsandona dano badan iyo khayrad badan 
Hadaba cidkastooy soo gasho khayradku waa inuu gacmo furan kusoo dhaweyo lagana tigtonado 
Laba wajilayasha shacbiga ladhexsocda waxaa losocda khayradka degankena ee hayelina waa arin naqusnima 
Tusaale beertada hadii batrol laga helo adna ilaa awowga soo dhexfadhiyay waxsosarna aydan kaqaban 
Hadii bertadu somaliland oodhan noloshoda kor uqadayso inaad tidhahdo sidaa hai ahaato taasi manay aqli xumo ahayn 
Gunti iyo gaba gabadi manta warbahinta waxaa haysata somaliland oo dhan oo hambalyaynaysa madaxwayne muse bixi 
Waxgarad " aqoonyahan' xusbiyo 'iyo dhaman waxgaradki qaranku lahaa sidaa halo wado  iskudubnanta illahayba mahadleh siyasi axmed gobonimo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured