Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa oo Sheegay In Shirkada Sompawer Caqabad Ku Noqotay In Ay Helaan Laydh

0
Wednesday July 03, 2019 - 22:56:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa oo Sheegay In Shirkada Sompawer Caqabad Ku Noqotay In Ay Helaan Laydh

    Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa oo Sheegay In Shirkada Sompawer Caqabad Ku Noqotay In Ay Helaan Laydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa oo Sheegay In Shirkada Sompawer Caqabad Ku Noqotay In Ay Helaan Laydh

Hargeysa (Xogreebnews– Qaar ka mida qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka islamarkaana loo raray galbeedka magaalada Hargeysa ayaa ka hadley xaalada nololeed ee wakhti xaadirkan ay ku sugan yihiin.

Sidoo kale, dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujiyay koronto la,aan haysata kadib markii xukuumadu joojisay shirkada gaafane oo laydhka u galisay.

 

Dadwaynaha ayaa koronto la,aanta haysa ku eedeeyay shirkada Sompower oo ay sheegeen in iyada loo xayiray shirkadii adeegan siisay.

Dhinaca kale, Dadwaynaha ayaa fariin culus u diray Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured