Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow

0
Tuesday June 18, 2019 - 17:58:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow

    Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow

Ceel-afweyn– Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha Degmada Ceel-afweyn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay deegaankaasi, ayaa waxa ay gabi ahaanba ka soo horjeesteen shirka uu ku baaqay Boqor Buurmadoow, Iyagoona sheegay in aanay is qabanayn inuu nin gacmaha kula jira dhiig uu yidhaa shirbaan qabanayaa.

Dhinaca kale, Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka deegaanka Ceel-afweyn ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay si deg deg ah wax uga qabato go’aamadii lagu gaadhay Degmada Ceel-afweyn.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured