Maamulka Sare ee Dekeda Berbera oo Amaro kusoo Roggay Shaqaalaha Sigaarka Cabba iyo Albaabka lagaga Reebay Wax kastoo Dab Dhaliya

0
Saturday June 15, 2019 - 17:18:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Sare ee Dekeda Berbera oo Amaro kusoo Roggay Shaqaalaha Sigaarka Cabba iyo Albaabka lagaga Reebay Wax kastoo Dab Dhaliya

    Maamulka Sare ee Dekeda Berbera oo Amaro kusoo Roggay Shaqaalaha Sigaarka Cabba iyo Albaabka lagaga Reebay Wax kastoo Dab Dhaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Sare ee Dekeda Berbera oo Amaro kusoo Roggay Shaqaalaha Sigaarka Cabba iyo Albaabka lagaga Reebay Wax kastoo Dab Dhaliya
Berbera(Xogreebnews)-Maamulka sare ee Dekeda Berbera, ayaa amaro kusoo roggay shaqaalaha Dekeda iyo sidoo kale cid kasta oo geleysa ama hawlo uga baahan gudaha dekeda Berbera.
Amarkan ayaa ah in aan gudaha Dekeda lala geli karin wax Leetaro, ama Kabriida, iyo sidoo kale inaan  lagu Cabi karin gudaha Dekeda Sigaar.
Saaka arooryadii hore, ayaa afaafka Dekeda lagaga reebay, shaqaalaha Aalada Dabku ka dhalan karo, maadaama oo Dayl xagaa ba'ani ka dhacayso Magaalo xeebeda Berbera, isla markaana loo baahan yahay taxader dheerada oo ka dhan ah Dabka iyo wixii sababi karaaba.
Amarkan ayaa fulay isla Maanta, waxana albaabka laga gelo dekeda lagaga ururiyey shaqalaaha alaadaha dabka dhaliya iyo Sigaarka.
Amarkan ayaa daba socda, kadib Dab xoogan oo saaka qabsaday Meherado ku yaala Magaalada Berbera.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured