Madaxtooyada oo looga fadhiyo Asbaabta keentay in wasiirka Maaliyadu Laba Xil isku Qabto Faalada Waaqaca iyo fiirada Saxaafada Suxufi Sagax

Distoorka qaranka somaliland ayaa waxa uu qayrul sharci ka dhigayaa in masuul xil qaran haya xil qaran oo labaad loo igmado isagoo xilkii hore aan iska casilin ama aan laga badalin. Sida la sheegayo wasiirka maaliyada somaliland sacad cali shire ayaa la sheegayaa in si kumeel madaxwayne muuse biixi ugu magacabay xilka wasiirka qorshaynta qaranka oo wasiir shibiin arin caafimad ugu baxay dibada. Arinkan oon ilaa hada si rasmi ah aan lon ogayna asbaabta dhabta ah ee keentay in iyado wasir kuxigenki qorshayntu mr xusen buuni jogo xilka wasaaradaasi logu magacabay wasir sacad ahna wasirka qorshaynta taas oo madaxtooyada looga fadhiyo inay umada u cadayso baahida keentay dhacdadan ugubka ku ah nidaanka xukuumada somaliland.
La soco qaybaha Dambe.
Leave a comment |
|