Xanuun Maskaxeed-ka Dahsoon ee Faysal Ali Waraabe Qabo (Post traumatic stress syndrome disorder).By: Osman Abdillahi Sool..... Freelance Journalist.

0
Sunday June 02, 2019 - 22:41:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xanuun Maskaxeed-ka Dahsoon ee Faysal Ali Waraabe Qabo (Post traumatic stress syndrome disorder).By: Osman Abdillahi Sool..... Freelance Journalist.

    Xanuun Maskaxeed-ka Dahsoon ee Faysal Ali Waraabe Qabo (Post traumatic stress syndrome disorder).By: Osman Abdillahi Sool..... Freelance Journalist.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xanuun Maskaxeed-ka Dahsoon ee Faysal Ali Waraabe Qabo (Post traumatic stress syndrome disorder).By: Osman Abdillahi Sool..... Freelance Journalist.
Faysal Cali Waraabe horta muu ahayn nin khibrad siyaasadeed oo hore leh, Waxa uu ahaa nin qaab basaasnimo ugu shaqayn jiray dowladii Siyaad Bare ee Somalia ka talin jirtay. Soo galitaankiisii siyaasaduna runtii waxa ay ahayd arin si kedis ah ku timid oo aan soo jiitamin. Xisbiyadii laga sameeyay Somaliland ayuu ahaa xisbiga sadexaad , taas oo dadka qaar runtii ku tilmaamaan in aanu si cadaaladi ku jirto aanu xisbugu ku soo bixin oo waxoogaa musuq maasuq xaga doorashadii jirtay {cadayn hadii aad rabto eeg warbixintii Cabdilaahi Jawaan uu ku war bixiyay}. Faysal waa shakhsi aad u fuddud oo si fuddud go’aan ku qaata , isla markaana si fudud isu bedela, dhibaatada kale ee Faysal lagu arkay mudadii uu ku jiray siyaasada waxa uu u muuqday shakhsi aan siinayn ihtimaam wayn wadanka baahiyaha ka jirta oo mar walba dowlada jirta gacan saar la leh oo mar marka qaarkood aad si cad u arkayso in xisbigiisu aanu ahay xisbi mucaarid ee uu yahay xisbi magac u yaal ah oo lagu qarafaysto ama lagu dawarsado. 
Waxa kale oo jirta in uu Faysal noqon karo nin wadanka Somaliland dagaal gelin kara oo runtii waxbaan xasuuqayaa ama waxbaanu dilaynaa inta badan afkiisa laga maqlo, waxa kale oo jirta in la odhan karo meeliba meesha ay bari ka xigoto wuu ka sii neceb yahay, oo aanay beelaha Hartiga Somaliland aanay isku halayn karayn ama la odhan karaba qaar ka mid ah beesha dhexe is kuma halayn karaan. Faysal Ali waraabe ma jecela in wadanka Somaliland is bedel xaqiiqi ahi ka dhaco , sabatuna waxa weeye waxa uu maalin caayaa siyaasada Xukuumada markaa joogta, waa hadii ay canka u buuxin-weydo. Maanta Muse Biixi ayuu u niikinayaa berina marka dibnuhu qalalaan uu ka soo horjeesanayaa. 

Dhakhaatiir ku takhasustay Xanuunada dahson ee maskaxda oo daraasad ku samaysay Faysal iyo hab dhaqankiisa ayaa si cad u sheegay in Faysal uu yahay dhibane la daalaa dhacaaya Xanuun maskaxeedka afka qalaad lagu yidhaahdo (Post traumatic stress syndrome disorder) dhinaca kale Oday Reer Hargaysa ah ayaa maalin la weydiiyey...... Adeer Faysal ma waalanyey mise waa miyir Qabaa? Odaygii ayaa ku jawaabay Waalida-ba Udaa.

By: Osman Abdillahi Sool..... Freelance Journalist.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured