Maxaa Sababay In aanay Degmada Abdaal lahayn Gaadhi Boolisku ku Hawlgalaan iyo Fadeexadaha Dul-hoganaya Hoggaanka Booliska Miyuu Hagranayaa mise Waanu Hayn?.

0
Friday May 24, 2019 - 03:23:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay In aanay Degmada Abdaal lahayn Gaadhi Boolisku ku Hawlgalaan iyo Fadeexadaha Dul-hoganaya Hoggaanka Booliska Miyuu Hagranayaa mise Waanu Hayn?.

    Maxaa Sababay In aanay Degmada Abdaal lahayn Gaadhi Boolisku ku Hawlgalaan iyo Fadeexadaha Dul-hoganaya Hoggaanka Booliska Miyuu Hagranayaa mise Waanu Hayn?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Sababay In aanay Degmada Abdaal lahayn Gaadhi Boolisku ku Hawlgalaan iyo Fadeexadaha Dul-hoganaya Hoggaanka Booliska Miyuu Hagranayaa mise Waanu Hayn?.
Abdaal(Xogreebnews)-Degmada Sheekh Abdaal, oo kamid ah, degmooyinka Gobolka Saaxil, ayaa ah mid baaxad ahaan xukuntaa in ka badan, 23 Tuulo oo kala durugsan.
Degmada Mandheera ama Sheekh Abdaal, waxay leedahay Saldhig Boolis, oo loogu talogalay inuu ka shaqeeyo xaalada amni ee deegaanka balaadhan ee degmadu xukunto.
Hase-yeeshee Saldhigaa booliska booliska ee ku yaala maha mdi tayeysan, isla markaana haystaa adeegyadii wax lalaga qaban lahaa xaaladaha amni.
Degmada baaxadaa leh ee maamusha dhul iyo deegaano kala durugsan ma leh, Gaadhi Ciidaan Saldhiga ku yaala, oo ay ku hawlgalaan Ciidamadu, balse taas badelkeeda waxay ku hawlgalaan Ciidamadu Baaburtaa shacabka oo ay baryo kula hawlgashaa, kula baadi doontaa Dambiilayaasha iyo xaalad kastaba.
Mala garanaayo sababta Hogaanka Ciidamada Boolisku ay u dayaceen Degmada Baaxada leh, haseyeeshee waxa la odhan karaa, baahidaasi mahaa mid duruufi keentay, balse waxa la odhan karaa waa mid fadeexad ah oo dul-hoganaysaa hogaanka Booliska Somaliland.
Dhowaan ayey ahayd markii deegaankaas uu ka dhacay Dil aad u fool xun, kaasoo aan ilaa hada lasoo qaban gacanku dhiiglihii Dilkaas gayatay, maadaama oo aanu jirin Gaadiid Ciidamadu ku hawlgalaan.
Dadweynaha ayaa ugu baaqaya Xukumada iyo taliska Boolisku inay degmada keenaan Gaadhi Ciidamada boolisku ku hawlgalaan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured