Khasaare Dhimasho iyo Burbur Hantiyeed isugu jira oo ka dhashay Roob Saacado badan ku da'ay Burco

0
Tuesday May 21, 2019 - 04:25:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaare Dhimasho iyo Burbur Hantiyeed isugu jira oo ka dhashay Roob Saacado badan ku da'ay Burco

    Khasaare Dhimasho iyo Burbur Hantiyeed isugu jira oo ka dhashay Roob Saacado badan ku da'ay Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaare Dhimasho iyo Burbur Hantiyeed isugu jira oo ka dhashay Roob Saacado badan ku da'ay Burco

Burco Xogreebnews- Hal Qof, ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay Daadad ka dhashay Roob xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, Toddoba Ruux oo kalena waa la badbaadiyey, ka dib markii Daad la tegay qaarkood, qaarna guryohoodu dumeen.

Roobka oo xalay suxuurtii bilaabmay, isla markaana saacado badan oo illaa maanta ah da’ayey, ayaa sababay khasaare kale oo guryo uu dumiyey, muddo saacado ah socday kaas oo sababay khasaare kala duwan iyo barakicinta qoysas danyar u badan.

Warbixinta warka Roobkaas iyo siday uga warbixiyeen maamulka gobolku, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured