Shirkad Ganacsi Oo Ku Kaliyey-satay Fagaarihii Xuska 18 May 2019 Ee Hargeysa+Sababta Shirkadihii Ganacsiga ee Kale Fagaaraha Looga Waayey..

0
Tuesday May 21, 2019 - 04:15:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkad Ganacsi Oo Ku Kaliyey-satay Fagaarihii Xuska 18 May 2019 Ee Hargeysa+Sababta Shirkadihii Ganacsiga ee Kale Fagaaraha Looga Waayey..

    Shirkad Ganacsi Oo Ku Kaliyey-satay Fagaarihii Xuska 18 May 2019 Ee Hargeysa+Sababta Shirkadihii Ganacsiga ee Kale Fagaaraha Looga Waayey..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkad Ganacsi Oo Ku Kaliyey-satay Fagaarihii Xuska 18 May 2019 Ee Hargeysa+Sababta Shirkadihii Ganacsiga ee Kale Fagaaraha Looga Waayey..

Hargeysa,(Xogreebnews) —Shirkada Ganacsiga ee Gaafane Group Of Company oo kamida shirkadaha magaca-weyn leh ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa si weyn uga dhex-muuqatay xuskii qaran-nimada Somaliland ee 18 May 2019, iyadoo isla markaasina noqotay shirkad ganacsiyeeda kaliya ee fagaaraha is keentay isla markaasina, masuuliyiinta sare ee shirkada iyo xubno doora oo kamida shaqaale weynaheeda, oo ku labisan calan somaliland ay maraan xuska.

Shirkada Gaafane Group of Company oo ah shirkad balaadhan oo ganacsiyadeedu ka jiraan, badi gobolada Somaliland ayaa xuska  18 May 2019, taariikhda ku gashay inay noqoto, shirkada qudha ee weynaysay isla markaasina si mugle iskaga dhex-muujisay Xuskii balaadhnaa ee loo qabtay Xuska 18 May 2019.

Dhinaca kale ilaa hada lama oga sababta kaliftay in shirkado badan oo si joogto ah u xusi jiray maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May ay doorkan ka baaqdaan .

DAAWO SAWIRADDA

     




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured