Wasiirka Cadaalada JSL Oo Caawa Dhex Lugeeyey kana Adeegtay Suuqa Magaalada Badhan

0
Monday May 20, 2019 - 00:44:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 898
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Cadaalada JSL Oo Caawa Dhex Lugeeyey kana Adeegtay Suuqa Magaalada Badhan

    Wasiirka Cadaalada JSL Oo Caawa Dhex Lugeeyey kana Adeegtay Suuqa Magaalada Badhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Cadaalada JSL Oo Caawa Dhex Lugeeyey kana Adeegtay Suuqa Magaalada Badhan
Badhan(Xogreebnews)-Wasiirka Cadaalada JSL mudane Cabdirisaaq Cali Cabdi ayaa caawa socod lug ah ku maray suuqa magaalada Badhan Waxa kale oo uu wax ka iibsaday lana caweeyey shacbiga ku dhaqan magaalada Badhan iyo waliba qaar ka mid ah meheradaha ku yaala degmada Badhan, kadib socdaal uu maanta ku yimid magaalada badhan ayaa waxa uu u jeedkiisu ahaa sidii uu waxa uga ogaan lahaa xaalada guud ee gobolka Badhan iyo waliba sidii loo xoojin lahaa amniga mandaqada.
Geesta kale waxa uu wasiirka Cadaalada JSL kulamo kala duwan la qaatay shacbi weynaha ku dhaqan degmada Badhan kaasi oo kulanka la yeeshay uu daaranaa sidii ay isku xaal waraysan lahayeen wasiirka cadaalada JSL iyo waliba xogogaal u noqoshada Gobolka Badhan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured