Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo Berbera Bad iyo Beribaa si Weyn looga Dabaal-degay...Sawiirada Ilaalada Xeebaha oo Maanta Wacdaro dhigay iyo Maamulka Dekeda oo la Damaashaday...

0
Sunday May 19, 2019 - 00:40:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo Berbera Bad iyo Beribaa si Weyn looga Dabaal-degay...Sawiirada Ilaalada Xeebaha oo Maanta Wacdaro dhigay iyo Maamulka Dekeda oo la Damaashaday...

    Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo Berbera Bad iyo Beribaa si Weyn looga Dabaal-degay...Sawiirada Ilaalada Xeebaha oo Maanta Wacdaro dhigay iyo Maamulka Dekeda oo la Damaashaday...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo Berbera Bad iyo Beribaa si Weyn looga Dabaal-degay...Sawiirada Ilaalada Xeebaha oo Maanta Wacdaro dhigay iyo Maamulka Dekeda oo la Damaashaday...
Berbera(Xogreebnews)-Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May, ayaa si weyn looga xusay Magaalo xeebeda gobolka Saaxil, gaar ahaan degmada
 Berbera, isu-soo baxaya 18-ka May, ayaa waxa kamid ahaa
Hayadihii Dawladda ee Wacdaraha layaabka leh ka dhigay Damaashaadkii dabaal-dega waxa Kamid ah, oo Bad iyo Beriba ku damaashaaday.
Shaqaale-weynaha Dekeda Berbera waxay isu-soo abaabuley subaxnimadii hore, kuwasoo gaar-dis kusoo maray Dariiqa hawlbowlaha ah ee Berbera, iyagoo aakhirkii iskugu biyo shubtay goobtii loo asteeyey in la iskugu yimaado, halkaasoo ay bulshada Berbera kala hadleen madaxda heer gobol iyo mid degmo. 
Masuuliyiintii halkaa bulshada kala hadlay waxa kamid ahaa, Badhasaabka, Maareeyaha Dekedaha Somaliland iyo wafti Wasiiro ah, oo Madaxweynaha Somaliland usoo igmaday Gobolka Saaxil, Kuwasoo shacabkii berbera u jeediyey Khudbad gilgishay Quluubta Shacabakii halkaa ku sugnaa.
Fagaaraha markii laga dareeray ee u soo dhamaday damaashaadkii Berigu, waxay Maareeyaha Dekeda iyo xubnihii wasiirada markale dabaal-dega lasoo qaateen Ciidamada Badda Somaliland.
Ciidamada baddu waxay dhoola-tus Ciidan iyo gaardisbaa ku damaashadeen bada Somaliland, iyaggoo waqti saacado ah kusoo qaatay.
In ka badan 10 Doonyood iyo Taagii Cusbaa ee Dekeda Berbera, ayaa mushaaxay Badda, waxanay hab farshaxameysan usoo bandhigeen cudada ciidan ee Ilaalada Badda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured