"Xukuumadu Somaliland Waxay joojisay Shidaalkii ka iman jiray Wadamada Jaarka, Xagaa Itoobiyana Waa laga joojiyey" Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Embasii

0
Friday May 17, 2019 - 07:36:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumadu Somaliland Waxay joojisay Shidaalkii ka iman jiray Wadamada Jaarka, Xagaa Itoobiyana Waa laga joojiyey" Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Embasii

    "Xukuumadu Somaliland Waxay joojisay Shidaalkii ka iman jiray Wadamada Jaarka, Xagaa Itoobiyana Waa laga joojiyey" Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Embasii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumadu Somaliland Waxay joojisay Shidaalkii ka iman jiray Wadamada Jaarka, Xagaa Itoobiyana Waa laga joojiyey" Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Embasii
Berbera(Xogreebnews)- Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Imbasii, oo Shalay Saxaafada kula hadlaayey Xafiiskiisa Magaalada Berbera, ayaa Digniin u Diray Booyadihii Shidaalka kasoo qaadi jiray Wadamada Jaarka.
Maareeyaha oo arimaha ka hadlaya waxa uu yidhi, "Sidaad maqasheen Xalay waxay Xukuumadu joojisay Shidaalkii ka iman jiray wadamada jaarka, xaga Somaliland na waanu ka joojinay xagaa Itoobiyana waa laga joojiyey. Sidaas daraadeed maha inay booyaddii kaaga dhimato 3 ama 4 dolar, oo lagugu ganaaxo. Waxaan leeyahay ka digtoonada Nimanka Booyadaha.. Khataro badanbaa jira waxanan uga digayaa Booyadaha shidaalka qaada, inay maqaaxiyaha ama goobaha socodkooda taxaderaan"
Waxa kaloo uu Maareeyuhu hambalyo u diray Xuska Qaranimada Somaliland ee 18-ka May, isagoo tahniyadaas Ku xusay Ciidamada Qaranka iyo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa iyo weliba guud ahaan shacabka Somaliland, "Xuska Maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May awgeed waxan halkan salaan uga dirayaa Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, Ciidamada qaranka iyo weliba Shacabka Somaliland, waxaan leeyahay Ciid Wanaagsan, Ilahay ha inaggu gaadhsiiyo Mayda dambe badhaadhe iyo barwaaqo".
Mareeye Xasan Embasii dhinaca kale waxa ugu bushaareeyey Booyadaha Shidaalka qaada inay Wakaalada Haamuhu shaqayn doonto maalinta Axada ee shaqalaha dawladu fasaxa yahay, maadaama oo baahi keentay, "Axada waa Fasax Shaqaalaha Dawladu,  baahi Shidaal oo iman kartaa daraadeed sadaxdaas maalmood ee fasaxa ahaa, waxan halkan Kaalmaha ugu bushaareynayaa in Haamuhu u furan yihiin oo ay shidaalka qaadi karaan".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured