Madaxweyne Muuse iyo Dawladiisu waxay jireen 1 sano iyo badh, waxaadse mooda isaga iyo Dawladiisuba inay jireen 7 sano. W/Q. Cilmi Cabdi Abokor.

0
Tuesday May 14, 2019 - 03:11:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse iyo Dawladiisu waxay jireen 1 sano iyo badh, waxaadse mooda isaga iyo Dawladiisuba inay jireen 7 sano. W/Q. Cilmi Cabdi Abokor.

    Madaxweyne Muuse iyo Dawladiisu waxay jireen 1 sano iyo badh, waxaadse mooda isaga iyo Dawladiisuba inay jireen 7 sano. W/Q. Cilmi Cabdi Abokor.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse iyo Dawladiisu waxay jireen 1 sano iyo badh, waxaadse mooda isaga iyo Dawladiisuba inay jireen 7 sano. W/Q. Cilmi Cabdi Abokor.
Madaxweyne Muuse iyo Dawladiisu waxay jireen 1 sano iyo badh, waxaadse mooda isaga iyo Dawladiisuba inay jireen 7 sano oo ay macal Labadii Sano ee kordhinta ahaan jirtay ay Dhamaysteen, Waxay is waydintu tahay Maxaa Cimri degdega intaas leeg ku riday isaga iyo dawladiisii, Aniga waxay iila muuqataa inay Sababta ugu wayni inay tahay ciyaalka ku xeeran ee diiday inuu soo galo meesha dalka looga arrimiyo nin kasta oo caqli , waayo aragnimo ,tolo wax ku ool ah soo gudbin lahaaba, ee Madaxweynuhu ka doorbiday cid kasta, ka aan iyaga ku xidhnayna la irdhaynaayo. Madaxweyne dadka kugu agdhaw talodoodu Tunkaaga iyo Tagoogaaga ayey ka muuqataa, waxay ka muuqataa Dawladnimadii, waxay ka muuqataa xubinkasta oo maamulkaaga ah oo la saro, haddaba inaad ku adkaysato haysashada dadka aad wax waydiinayso, waxaa kaaga wanaagsan adigoo ka caafimaada fikirka liita ee laguu soo gudbinaayee, dalka iyo dadka daba qabo oo talaabada geesinimadu markay joogtay ku haboon tahay in la qaadee , inamadan dadkii kaaga irdhoobeen iska fogee ayaan talo kugu siin lahaa.
W/Q. Cilmi Cabdi Abokor.
Laascaanod/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured