Xaruntii Sagal-jet ee Dhowaan Dabku Qabsaday oo Dib loo Furay, Shirkada oo Shacabka Somaliland u Diyaarisay Astaamaha Xuska 18-ka May Iyo Gudoomiye Cabdi Yusuf Aar oo Abaal-marino la Gudoonsiiyey Shaqaalihii Bakhtiiyey...

0
Thursday May 09, 2019 - 02:32:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaruntii Sagal-jet ee Dhowaan Dabku Qabsaday oo Dib loo Furay, Shirkada oo Shacabka Somaliland u Diyaarisay Astaamaha Xuska 18-ka May Iyo Gudoomiye Cabdi Yusuf Aar oo Abaal-marino la Gudoonsiiyey Shaqaalihii Bakhtiiyey...

    Xaruntii Sagal-jet ee Dhowaan Dabku Qabsaday oo Dib loo Furay, Shirkada oo Shacabka Somaliland u Diyaarisay Astaamaha Xuska 18-ka May Iyo Gudoomiye Cabdi Yusuf Aar oo Abaal-marino la Gudoonsiiyey Shaqaalihii Bakhtiiyey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaruntii Sagal-jet ee Dhowaan Dabku Qabsaday oo Dib loo Furay, Shirkada oo Shacabka Somaliland u Diyaarisay Astaamaha Xuska 18-ka May Iyo Gudoomiye Cabdi Yusuf Aar oo Abaal-marino la Gudoonsiiyey Shaqaalihii Bakhtiiyey...
Hargeysa(Xogreebnews)- Maamulaha Guud ee Shirkada Daabacada ugu weyn Somaliland ee Sagal-jet Cabdi Yuusuf Aar, ayaa dib u furay xarunta Tima-cade ee Shirkada Sagal-jet oo dhowaan Dab-qabsaday, xaruntaa oo ahayd mida ugu weyn ee Shirkada oo laamo badan ku leh Caasimada iyo dhamaan gobolada, ayaa Dib u casriyey, qalabeyn iyo balaadhin lagu sameeyey.
Sidoo kale, Gudoomiyaha Shirkada Sagal-jet Md. Cabdi Yusuf Aar, waxa uu shahaadooyin ku maamusay shaqaalihii sida weyn uga qaybqaatay gurmadkii iyo bakhtiintii xaruntii Dabku ka kacay.
Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Shirkada Sagal-jet ee Fecebook, kaasoo u dhigan sidan.
"Maamulaha Guud ee Shirkadda Sagaljet Cabdi Yusuf Aar ayaa shahaado sharaf ku maamuusay Shaqaalihii iyo Macaamiishii gurmadka adag ka galay Dabkii ka kacay Xarunta Guud ee Shirkadda, 14kii Bishii April, 2019.
Maamulaha ayaa sidoo kale waxa uu dib u furay xafiiskii dabku ka kacay, ka dib markii dib u habayn lagu sameeyey, Waxaanu shaqaalaha iyo Macaamiisha uga mahad celiyay  geesinimadii, Dedaalkii iyo lexejecladii ay muujiyeen".
Geeska kale, waxa Shirkaddu ugu bushaareysay dhamaan macaamisha iyo muwaadiniinta reer Somaliland inay xarumaha Sagaljet ka helayaan Astaamaha xuska 18-ka May, Iyo adeeg kastoo ay uga baahan yihiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured