Somalidu Waxay ku Maahmaahdaa, "Kitaab Galkiisii loo diiday Sayax alla Baday", Rag la'aani wax kuma yeeshee Rag xumaa wax ku yeesha , Muuse halkaas ayuu maanta Taagan Yahay. W/Q. Guleed Cali Warsame

0
Sunday May 05, 2019 - 23:20:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalidu Waxay ku Maahmaahdaa, "Kitaab Galkiisii loo diiday Sayax alla Baday", Rag la'aani wax kuma yeeshee Rag xumaa wax ku yeesha , Muuse halkaas ayuu maanta Taagan Yahay. W/Q. Guleed Cali Warsame

    Somalidu Waxay ku Maahmaahdaa, "Kitaab Galkiisii loo diiday Sayax alla Baday", Rag la'aani wax kuma yeeshee Rag xumaa wax ku yeesha , Muuse halkaas ayuu maanta Taagan Yahay. W/Q. Guleed Cali Warsame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalidu Waxay ku Maahmaahdaa, "Kitaab Galkiisii loo diiday Sayax alla Baday", Rag la'aani wax kuma yeeshee Rag xumaa wax ku yeesha , Muuse halkaas ayuu maanta Taagan Yahay. W/Q. Guleed Cali Warsame
In badan waxaa waxgaradka iyo  inta Caqliga u Saaxiibka ahi ugu Celcelinaayeen Madaxweyne Biixi Tolo qaado, iyo anigaa isla toosan, waxaa in badani ka dhursugaysay inuu sanadkan hore ku waayo Taladiisa iyo inta Caruurta badan ee uu wax ka qaato, iyadoo la aaminsanaa haddii uu diiday intii ehelul caqliga ahayd ee wax ku biirin lahayd waqtigaa wax u sheegiye halaga sugo, hadal uu Maanta xirsi jeedinaayey waxaa ku jiray anaga oo aan far kuu qaadin ayey muusow dawladaadii laba sano fashil ku tahay, waxan u arkaa hadalkaasi inuu yahay mid xaqiiqo ah, waxay tahay is waydiintu maxaa Sababay faashilkan jira ? Jawaabta Su aashani waxay ku kooban tahay Maahmaahda Somaliyeed ee jirta ee tidhaahda Kitaab Galkiisa loo diiday sayax alla badan, Madaxweynuhu wuxuu ka santaagay intii wax ku kordhin lahayd, wuxuuna ka talo qaatay in aan talo u saaxiib ahayn, wuxuu ka dheeraaday ninkasta oo taageero iyo juhdi geliyey soo bixidiisii , wuxuu albaabada ka xidhay dadkii ay ka dhabta ahayd Muujinta wixii ay dadka u sheegayeen waqtigii ololaha lagu jiray, wuxuu diiday inuu arko ninkasta oo abaal ku lahaa, markay intaas intaasiba dhacday waxaa garawday inuu isagoon laba sano gaadhin ay xukumadii xiiso beesho,


Somalidu waxay ku maahmaahdaa Rag la'aani wax kuma yeeshee Rag xumaa wax ku yeesha , muuse halkaas ayuu maanta taagan yahay, dawladnimadu waxay weheshataa han & haybad haddii aad labadaba ka xayuubiso waxay noqotaa karaamo la,aan, hadal iyo murti madaxweyne wax inoo daba qabatee , oo xayaabkan kugu xidhmay iska fur, malaha madaxtooyadaa waxyaalaane, 
Waxaan kusoo af meerayaa oo iga ah talo nasteex, kana xun inuu maanta xirsi oo aan  ogaa siduu ahaa uu kugu tiqtiqsado inaad fashil tahay taasi ay tahay ayaandaro inteeda leege is daba qabo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured