Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Shaaciyey In Labadii Sarkaal Lagu Khaarajiyey Qorshe Beeleed Loo Dhamaa

0
Saturday May 04, 2019 - 18:55:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Shaaciyey In Labadii Sarkaal Lagu Khaarajiyey Qorshe Beeleed Loo Dhamaa

    Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Shaaciyey In Labadii Sarkaal Lagu Khaarajiyey Qorshe Beeleed Loo Dhamaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Shaaciyey In Labadii Sarkaal Lagu Khaarajiyey Qorshe Beeleed Loo Dhamaa

Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo ka mida Madax-dhaqameedka gobolada galbeedka Somaliland, ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in Maxkamada la soo taago ragii ka danbeeyay dilkii labada sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag.

Dhinaca kale Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ayaa waxa uu sheegay in dilka labadaasi sarkaal uu ahaa mid qorshaysan oo ay u dhamaayeen dadka deegaanka Ceel-afweyn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured