"Somaliland, Somaliya ugama Baahna inay aqoonsato Ama Diido goni-isu taageeda, laakiin Waxa uu Ka-wada-hadalkoodu ku eg yahay Sidii loo kala Guri lahaa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xundule

0
Monday April 22, 2019 - 22:37:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland, Somaliya ugama Baahna inay aqoonsato Ama Diido goni-isu taageeda, laakiin Waxa uu Ka-wada-hadalkoodu ku eg yahay Sidii loo kala Guri lahaa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xundule

    "Somaliland, Somaliya ugama Baahna inay aqoonsato Ama Diido goni-isu taageeda, laakiin Waxa uu Ka-wada-hadalkoodu ku eg yahay Sidii loo kala Guri lahaa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xundule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland, Somaliya ugama Baahna inay aqoonsato Ama Diido goni-isu taageeda, laakiin Waxa uu Ka-wada-hadalkoodu ku eg yahay Sidii loo kala Guri lahaa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xundule
"Maadaama ay Somaliland ahayd qaran Madax-banan oo sida wadamada qaarada afrika ku yaala intooda  badani madaxbanaanida ku heleen u helay xoriyadooda, taasina ay tahay mid aduunku inoo qirsan yahay, xoryad ka dibna la midoobay Somaliya ,midawgaasna khasaare & dhib ay gartooda tahay inay ka noqdaan kala kulmay , ma waxaa inagu haboon inaynu waqti ku lumino inaynu wada hadalo Somalia mise waxaa inagu haboon inaynu waqtigeena ku lumino inaynu caalamka kale oo ku qancino inaynu kala kulanay khasaarahaas naf ,maal & Masiirba leh midowgii ee layna kala guro, oo keliya laysku soo keen horfadhiisiyo xisaabta wixii inaga dhexeeyey sida laga yeelaayo, meeshana laga saaro waan kaa go ay iyo iga go,i maysid wax inaga xidhana aanay noqon xoriyadeenu Somalia, waayo ? Ma nihin dad iminka xoriyad doonaya ee inagoo xor ah dad rayigooda kula midoobay baynu nahay Somalia.
Gebagebadii waxay iila muuqataa inaynaan isku qaldin dad isku mid ahaa oo iminka xoriyad kala doonaya & dawlado xoriyad isula yimid oo kala noqday, waxay la mid tahay teenu midowga ingiriisku la midoobay  yurubta inteeda kale, iminkana uu rabo inuu dib uga noqdo midowgaas , lagama hadlaayo xoriyada dawlada ingiriiska balse waxa laga hadlayaa sidii loo kala guri lahaa wixii ka dhexeeyey oo keliya teenuna waa sidaas oo kale. Siyaasi Kayd  Cabdilahi Xundule 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured