Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Kicitamay Saaka Magaalada Berbera iyo Qalab Tiro badan oo lagu soo Kordhiyey Dekeda oo u Xadhiga kasoo Jaraayo...?

0
Monday April 15, 2019 - 05:40:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Kicitamay Saaka Magaalada Berbera iyo Qalab Tiro badan oo lagu soo Kordhiyey Dekeda oo u Xadhiga kasoo Jaraayo...?

    Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Kicitamay Saaka Magaalada Berbera iyo Qalab Tiro badan oo lagu soo Kordhiyey Dekeda oo u Xadhiga kasoo Jaraayo...?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Kicitamay Saaka Magaalada Berbera iyo Qalab Tiro badan oo lagu soo Kordhiyey Dekeda oo u Xadhiga kasoo Jaraayo...?
Berbera(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filaya inuu Maanta Safar shaqo ugu kicitimo Magaalada Berbera, halkaasoo uu xadhiga kaga soo jari-doono Mashaaric horumarineed oo ka fulay Dekedda Magaalada Berbera.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi, waxa uu xadhiga kasoo jarayaa qalabyo tiro badan, oo lagu soo kordhiyey Dekedda, kuwasoo ah kuwo baahi-weyn loo qabay, isla markaana aanay weligeed Dekedda Magaalada Berbera yeelan noocooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured