Wargeys Ingiriis Ah Oo Ka Murugooday Lacago Ay Dawladdoodu Ku Caawisay Garsoorka Somaliland!

0
Sunday April 14, 2019 - 23:21:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeys Ingiriis Ah Oo Ka Murugooday Lacago Ay Dawladdoodu Ku Caawisay Garsoorka Somaliland!

    Wargeys Ingiriis Ah Oo Ka Murugooday Lacago Ay Dawladdoodu Ku Caawisay Garsoorka Somaliland!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeys Ingiriis Ah Oo Ka Murugooday Lacago Ay Dawladdoodu Ku Caawisay Garsoorka Somaliland!
London (Xogreebnews)-Wargeyska Ingiriiska ee The Telegraph ayaa xukuumadda UK ku dhalliilay in ay cashuurta laga qaado bulshada Ingiriiska ay ku bixinayso maxkamado aanay xukunkoodu caddaalad sal ku lahayn oo ay kuwa Somaliland ku jiraan.
Wargeysku wuxuu sheegay in ay lacagtaas dawladda Ingiriisku si sir ah ugu bixiso maxkamado xukunkoodu mushkilad ku yahay xuquuqal iisaanka kuwaas oo kiisas yaryar wax weyn ka dhiga iyaga oo adeegsanaya la dagaallanka Argagixisada.
"Lacag badan oo cashuur Bixiye waxaa lagu kharash gareeya dalka Bariga Afrika ku yaalla ee Somaliland, halkaas oo 2.4 Milyan oo Euro loo qoondeeyay dib u habaynta maxkamadaha,” Sidaas ayaa lagu yidhi warbixinta Telegraph.
Waxa uu wargeysku sheegay in dadka tacadiyadu gaadheen ay ka mid yihiin suxufiyiin, qoraayo iyo gabayaa "Maxamed Kayse Maxamuud Maxamed Bigeeyewaxaa la yidhi waxa uu 18 bilood u xidhna aflagaadayn madaxweynaha Qaranka oo uu boggiisa Facebook ku qoray ‘madaxweynuhu waa local maaha madaxweyne Qaran,” Sidaas ayuu wargeysku tusaale u soo qaatay.
https://www.telegraph.co.uk/news/2019/04/13/uk-taxpayers-funding-torture-executions-government-secretly/?WT.mc_id=tmg_share_fb



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured