Madaxweynaha Ku Meel Gaadhke Ee Sudan Oo Is-Casilay

0
Friday April 12, 2019 - 23:59:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Ku Meel Gaadhke Ee Sudan Oo Is-Casilay

    Madaxweynaha Ku Meel Gaadhke Ee Sudan Oo Is-Casilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Ku Meel Gaadhke Ee Sudan Oo Is-Casilay

Khartun (Xogreebnews)-Cawad Binu Cawf oo ahaa gudoomiyaha golaha malatariga la wareegey shalay talada dalka Suudaan ayaa

is casilay kadib markii dhawaaq diidmo qayxan ah ka soo baxday dibadbaxyaasha reer suudaan oo wali ku sugan wadooyinka dalkaasi.
Cawad Binu Caf oo ahaa Madaxweyanah ku Meelgaadhke suudan ayaa xilkii ku wareejiyey Cabdifattaax Al-Burhaan oo isagaguna ka mid ah saraakiisha sare ee malatariga Suudaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured